Cambaarayn Asbaabta Go’aanka Guddida Komishanka Doorashooyinka Cayimidda Maalinta Qabsoomidda Doorashada Goleyaasha Deegaanada
AARAAR Anagoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-Dhige) ayaa halkan Saxaafadda Madaxa banana waxaan ku soo gudbinayaa Qormo ah Cambaarayn iyo Canaan Muwaadinimo oo ku...
Marin-Habowga Maskaxeed Ee Dhalinyarrada! – W/Q: Guuleed Ibrahim
Ummad wali ba waxay ku faantaa aqoonta iyo kartida ay leedahay dhalinyarteedu (Human Resource), mustaqbalka bulsho ama waddan kasta na waxaa laga saadaaliyaa firfircoonida...
SHEEKO KALE KEEN: Waaq-Waaq – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin
Shimbiraha waxa u dhaqan inay heesaan. Heesahoodan dadku way jeclaystaan. Tukuhuna sida shimbraha kale ayuu u heesi jiray. Hase ahaatee, waxa dhacday inuu maalin...
Guddiga caddaaladda oo Yeeshay kulan Albaabadu u xidhan Yihiin iyo Wasiirka caddaaladda oo sheegay inay jiraan tabashooyin Garsoor
Hargeysa(SLpost)-Guddigii ay xukuumadu u xilsaartay toosinta hawlaha Garsoorka, ayaa maanta xarunta maxkamadda sarre kulan kula yeeshay guddiga caddaalada qaranka. Wasiirka wasaaradda caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid...
Boqor Mustafe Xuseen Cali oo soo dhoweeyay Heshiiska Nabadeed ee ay Xukuumaddu ka Gaadhay BUUHOODLE
Hargeysa (SLpost) – Boqor Mustafe Xuseen Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aaddan heshiiska ay Xukuumadda Somaliland la...
Taliyaha Booliska oo Digniin adag u jeediyey gaadiidka Jaadka Qaada ee Xawaaraha Sare ku Mara Waddooyinka
Hargeysa (SLpost) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Md. Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan baabuurta Jaadka qaade ee ku soconaaya xawaaraha...
Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamanka oo Dhaliilo Xooggan u jeediyey Wasiirka Macdanta iyo Biyaha
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamanka Somaliland oo ka soo afar gobol oo ka mid ah Somaliland ayaa eedo kala duwan u soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

