HomeWaa kedise kororso aqoontaadda !!!!!!!!!!! W/Q:Khadar Jamac Dirir

Waa kedise kororso aqoontaadda !!!!!!!!!!! W/Q:Khadar Jamac Dirir

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Madaxweynaha Somaliland oo ah hogaamiye ka gadisan hogaamiyeyaashi taladda dalka soo maray ayaa lagu majeerta hab-dhaqan furfurid iyo dhoolo-caddeyn leh.

blank

Madaxweyne Siilaanyo oo baryo badan lagu arag saxda dadweynuhu ku kulmaan ayaa shalay si kedis ah ku tagay shaarciyadda caasimadda isagoo u kuurgalaya nabada ka tisqaaday gayigan curdinka ah, waxaanu markii dambe salaada jimcaham kula tukaday dadweyiniih cibaadada isugu yimi isaga oo ay wejigiisa ka muuqatay farxad iyo dhoola-cadday oo cidii ka hortimaadaba ku qaabiliyey lab xaadhan iyo furfuran.

Talaabaddan uu qaaday Madaxweyne Siilaanyo ayaa noqonaysaa tii afraad ee ugu kuurgalo xaaladda ka jirta Somaliland, waxaan lagu majeerta inuu yahay hoggaamiye u dhaqmaya siday dadkiisu doorteen.Arrintan ayaa noqonaysa mid soo jiidatay indhaha dadweynaha oo ah madaxweynaha oo aan waddan wax istaaf ah oo sida lagu yiqiinay wadan baabuurta tignikadda ah, taaso aad arkayso madaxweynaha oo si niyad ah ku laafyoonay magaaladda hargeysa iyo nawaaxigeeda.

Socdaalkan uu madaxweynuhu sameeyey ayaa ah mid ay ku dhaqanto xukuumadan uu imika gadh-waddeenka ka yahay ee KULMIYE isagoo xukuumadihii ka horeeyey aanay lahay wax u kuurgelida oo ka dhan ah indho-indhanta shacabka iyo u kuurgalida xaaladda ay ku suganyihiin dadweynihii soo doortay.

Socdaalka Madaxweynaha oo ku wehelineyey gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirkiisa Madaxtooyadda Xirsi Cali X.Xasan iyo Taliyaha ciidanka Qaranka Ismaaciil Shaqale iyo Taliyaha ilaaladda Madaxtooyadda Faysal Kaamil iyo ilaalada madaxweynaha oo ka gedisan sii loo yaqaanay.

Arrimaha noocan ahi waxay rejo geliyaan dadweynaha ku dhaqan caasimadda oo markay arkaan madaxweynahooda oo isaga oo aan waddan ilaalo  dadka soo dhexgala inay tahay nabadgeliyadda dalka ka tisqaaday iyo horumarka laga sameeyay nabadgaliyadda iyo kala dambeynta.Waayo hore loo yidhi waa kedise kororso aqoontadda.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories