HomeAlbaabka La Furay Waa Isku Milan + Is Jecayl = Midow ~...

Albaabka La Furay Waa Isku Milan + Is Jecayl = Midow ~ W/Q: Ahmed Cali Kaahin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankWaxaan aad uga naxay maraan maqlay in aan laga wada hadal halkay u dhimatay iyo  waxaynu dhawraynay ee ahaa in somalia ina aqoonsato inta ayna xoogaysan awood ahaan iyo cilmi ahaan, waayo maanta somalia oo aduunyada oo dhami dabataagan tahay ma awoodi karno in aynu ku dirqino waxaynu doonayno, balse waxa dhici karta in inaga wax la i noo muuseeyo sida hada muuqata. waayo waa dad yaqaana habka shirar( been been ) ah loo jilo maadaama ay 18 shir oo beena hore usoo mataleen.

Albaabkan la furay waxa aan u fahmay

1. In dadka la isku milo mudo

2. In marka la isku milmo la is jeclaado

3.  In markaa la is dhexgalo dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaan ayn lunto waxa somaliland u qiiroodaa la ISRAACO

Su’aashu waxay tahay Dawlada la doortay kaligeed ma ka arimin kartaa masiirka umada ugu codaysay dastuurkeeda 97% >??

Waxaa aad iyo aad u muuqata in dadka hagaya barnaamijkani aynu joogin xaalado badan oo dadku dareemayaan dareen ahaan sida Duqayntii Diyaaradihii ka kacayay hargeisa airport.

Waxa kale oo muuqata Dimuqraadiyada uu madaxwaynuhu ku caana maalay ee wasiir xirsina qiray in aanu madaxwaynuhu marnaba faro galin cida uu xil u dhiibto. taasi oo suaalo badan laga keeni karo sax iyo qaladba.

Maxaa talo ah marhadii aan la isku joojinayn

1. In dadka da da ah in la siiyo saami wayn oo lagu daro 5 guurti ah oo aan lahayn han siyaasadeed dan u madeed mooyaane

2. In suaalo badan la waydiiyo dadka hawsha gacanta ku haya

Maxaa shakiga keenay

1. Shirka oo saxaafada loodiiday

2. Shirka oo aad u dagdag ahaa si aan loogu helin faalo badan

3.go aano meel sii yaalay uunbay qoladini labada dhinac qalinka ku duugeen ayay u la muuqataaa dadka qaarkii

Waxa soo socda

1. Waa in madaxwaynaha sharafta badani uu ka taxadiraa DABINADA reer koon fureedka oo aad u xarfaana lacag badana hada helay.waxaan madaxwaynaha xasuusin lahaa 1.MALKO DURDURE

2. inagoon wali bogsan ayay hadana waligood ina may hambalyayn caymooyaane

3. in ay hada lacag heleen + nooc kasta oo dagaal+ ooge wadaad xume+af miishaaro caalamiya

Waxaan leeyahay wada hadadalaasi dadka ka qayb galay maaha dad u damqaday hooyadii agoomowday+ caruurtii u agoomowday+ dad iyo duunyaba waxaynu lahan waxaynu siisanay SOMALILAND WAX KASOKEEYA NO NO NO ayaanu leenahay

Ahmed aw Cali Kahin (Bulbul)

ahmedckahin@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories