Monthly Archives: April, 2012

spot_imgspot_img

Maxaad Ka Ogtahay Calaamadaha uu Ku Caanka Yahay Siilaanyo? Halkan Ka Akhriso – by DACAR

Looma Dooran Axmed Siilaanyo Jacayl, Loo qabo oo La Jecel yahay, Waxaa Loo Doortay Ka Maarmi Waa, dadka badankiisu Waxa ay u Doorteen Sidii...

Abdillahi Yusuf & Adduun-aragga Siyaasiyiinta Soomalida ee Maanta “Dhiiladii Dhimashada SSF iyo bilaw Guuldarrada” – Q.3aad

Waxaan filayaa in su'aalaha maanta da'yarta Somalidu isweydiinayso ay ka mid tahay; Talow taariikhdan buburka yaa abuuray, taarikh ka duwanse ma la saman karey? Hadii...

Madaxwayne, Facebook Ma Leedahay? – W/Q: C/fataah Sh. Nuux Jaamac (Suldaanka)

Hadaad facebook ogaato waxaa filimaan ka buuxa waxa  faalo uun ka buuxda farahaba ka qaadi maysid Dharaar ka fadhiisan maysid Maxaa dhalinyaro ku foogan Haday fiidkaba ay gaadho Maxaa dul fadhiista...

Dalladda Midaysa Ururrada aan Dawliga ahayn ee Xuquul Insaanka oo Cambaareeyey Laba Fal oo Shalay Hargeysa ka dhacay

Hargeysa, 16 April, 2012 (SLpost)- Dalladda Isku xidha ururrada Xuquuqal-insaanka ee aan Dawliga ahayn ee Somaliland ayaa cambaareeyey fal ciidamada Amaanku waxyeello ugu geysteen...

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo maanta Bilowday Dhegaysiga Dacwadda Masuuliyiin u xidhan Eedo Musuq-maasuq + SAWIRRO

Hargeysa, 16 April, 2012 (SLpost)- Maxkamada Gobolka Hargeysa (Maroodijeex) ayaa maanta si rasmi ah u gudo-gashay dhegaysiga Kiiska dacwadeed ee loo haysto Shan xubnood...

Basaslayaasha isaga Goosha Caasimadda oo Xukuumadda ugu baaqay wax ka qabashada Sicirka Shidaalka oo Cirka isku shareeray

Hargeysa, 16 April, 2012 (SLpost)- Gudoomiyayaasha Iskaashatada Basaska Waaweyn ee caasimada Hargeysa Xuseen Axmed Maxamuud iyo Basaska yaryar ee iskaashatada DALMAR Mr Craxmaan Maxamed...

Mudane ka tirsan Aqalka Odayaasha Ingiriiska oo lagu eedeeyey inuu Abaalgud Lacageed ugu yaboohay Ciddii Gacanta ku soo dhigta Madaxweynaha Maraykanka

London, 16 April, 2012 (SLpost)- Mudane Aqalka Odayaasha Ingiriiska ugu jira Xisbiga Labour-ka ayaa Mansabkii Xildhibaanimo si ku-meel gaadh ah loo laaley ka dib...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img