HomeMaamulka Maroodijeex oo ka warbixiyey Xaaladda Guud ee Gobolka iyo xidhiidhka dhexeeya...

Maamulka Maroodijeex oo ka warbixiyey Xaaladda Guud ee Gobolka iyo xidhiidhka dhexeeya hay’adaha Amniga

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 15 April, 2012 (SLpost)- Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodijeex  ahna ku simaha gudoomiyaha gobolka Rashiid Axmed Maxamed ayaa maanta ka warbixiyey xaaladda degmooyinka Gobolka iyo xidhiidhka wada shaqayneed.

Gudoomiyahu waxuu sheegay in xaaladda nabadgelyo ee Gobolku wanaagsan tahay isla markaana ay tahay mid Illaahay loogu mahadnaqo, halka sidoo kalena uu arrintaasi uga mahadceliyey gudiyada nabadgelyada, Ciidamada ammaanka iyo dadweynaha gobolka oo uu ku tilmaamay kuwo iyagu u taagan inay ilaashadaan nabadgelyadooda.

Mudane Rashiid waxa uu sheegay in Gobolka iyo wasaaradda arimaha gudaha ay xidhiidh wanaagsan leeyihiin , warbixinahana is dhaafsadaan 24 saacadoodba, “Maamulka gobolka iyo Wasaraddu Arrimaha Guduhu waxa u xidhiidhaan si toos ah annagoo 24 saacba macluumaadka is-dhaafsana, haddii aanay iman xaalad deg-deg ahi,” ayuu yidhi Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka.

Ku-simaha Gudoomiyaha gobolka oo ka hadlayey qaab dhismeedka gobolka iyo xidhiidhka wada shaqayneed ee dhexdiisa ah ayaa  sheegay in gobolku ka kooban yahay 5 degmo oo gudaha ah iyo 6 dibada ah, xidhiidh wada shaqayneed oo wanaagsan ay la leeyihiin degmooyinka ka baxsan caasimadda marka loo eego degmooyinka caasimadda oo uu ka muuqdo waxoogaa gaabis ah.

Degmada Sabawanaag ee Gobolka Maroodijeex ayuu ku tilmaamay gudoomiyahu meel ay ka jirto xaalad abaareed oo sababtay barakac dadweyne oo ilaa hadda gaadhaya 700 qoys, isagoo jeediyey baaq uu ku codsanayo sidii dadkaa loo gacan qaban lahaa oo taageero loo gaadhsiin lahaa.

Somalilandpost News

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories