HomeMaxaad Ka Ogtahay Calaamadaha uu Ku Caanka Yahay Siilaanyo? Halkan Ka Akhriso...

Maxaad Ka Ogtahay Calaamadaha uu Ku Caanka Yahay Siilaanyo? Halkan Ka Akhriso – by DACAR

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

blankLooma Dooran Axmed Siilaanyo Jacayl, Loo qabo oo La Jecel yahay, Waxaa Loo Doortay Ka Maarmi Waa, dadka badankiisu Waxa ay u Doorteen Sidii Foosha Xumayd ee Riyaale ula Dhaqmi Jirey, Taas oo Siilaanyo Ka Dhigtay Victam, ama Nin La Xumeeyey, Taasina ay ka liftay in dadkii Shacabka ahaa ay Dhaaheeyaan ninkaa la Xumeeyey Voodkoodana ay Siiyaan.

Tusaale: Anigu aad ayaan ugu Xumaaday Markii Shaqada uu iska hortaagey Xaaska Siilaanyo Madaxweyne Riyaale Sidaas ayaanan Vootkayga Ku siiyey.

Taariikhda Sooyaalka ah ayaa Qoraysa, Calaamadaha uu Siilaanyo Ku Caanka Yahay. Taariikhda ayaa ah Buug, ama Diiwaan aan Qaldamain ah, Waxaa dhamaantiinba igu wada raacaysaan in Siilaanyo Leeyahay Calaamadahan Hoos ku Qoran

FULEY, Nin Baqa oo aan Geesi ahayn, Waxaana Taa ka Marag kacaaya Saraakiishii SNM. Waa Ninkii Diidey Inuu Saxeexo Dib u galkii dalka,ee London u Soo Carary.

Bakhayl. Siilaanyo Agtiisa waad ku Bakhtiyaysaa, Biyo Iyo Cuntana Midna Kaa Dhergin maayo. Waydii Saaxiibadii SNM.

Danayste. Waa bartii yaqaan gala Halka dantiisu taal, oo aan eegin danta walaalkii iyo Ta Dalka Midna, waxaa taa ka markhaati Furaaya Mucaaradadii Macangagnimada ahay ee uu kala Hor yimi Riyaale, Isaga oo aan eegaynin maatada Gaajoonaysa in Dawladu wax u qabato, eeCunaqabatayn meel walba kaga sameeyey, Gaar ahaan Intaranational Donareska, Axmed Siilaanyo Xitaa ma uu siin Riyaale 1 Day Marka Isaga wali aanu Arkin wax mucaaradada oo weyn oo ka hor timaada.

Cadow aan damqan:ma yaqaan Axmed Siilaanyo, Hooyo, Adeer Walaal, Tol Qaraabo Nina Uma Naxo Waxa uu Yaqaanaa Dantiisa oo keliya.

DIctotor: Kaligii taliye Ma cangag ah ooTalidiisa mooyee Mid kale aan eegin, Khiyaameeye Bulsho, Nin Daacadnimada aad uga Fog, Turxaan Fidiye Godob reeba, oo godobta iyo Tuhunta, uu dhigaa ay qarniyo Qaadato, iyo Nacas Nisiib Badan intaba wuu yahay Axmed Siilaanyo,

Wax Intaa u Waheliya inuu yahay Qabiilayste ADan Madoobe ay Qabyaaladiisu soo Joogto.

Waxa maanta Bilaabantay Mucaaradadii dhabta ahayd ee lagag hortagaayey Axmed Siilaanyo Waa in aynu Ka hortagnaa inta aanu halkaa inala dhaafin Waqtigii Honeymoonku wuu dhamaaday.

Dadka Somaliland joogaa waxa ay ila qabaan karaha aan karhay, karahaygana waa dareenka aan ku cabiri kari Sida uu ula Dhaqmay Ina Cabdi qadir aniga oo aan ninkaa aqoon isla markaana aan ahayn Qabyaaladiisa.

Xasuus: Siilaanyo Qirinqiirka ku Waereegsan waa Qaar aan dareen lahayn oo iska Cunaaya macaankooda.

Cabdi Qadir Jama Ismail Dacar USA Ca.

Political Science Educator.

Gobanimodoon@sbcglobal.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories