HomeKaabashka waxa uu waxtar u leeyahay dadka xanuunka Macaanku Asiibay (Diabetes II)

Kaabashka waxa uu waxtar u leeyahay dadka xanuunka Macaanku Asiibay (Diabetes II)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
blank
Kaabash (Cabbage)

Hargeysa, (SLpost)- Daraasadii ugu danbaysay dhinaca caafimaadka aadamaha oo dhawaan laga sameeyay dalka Ingiriiska ayaa daaha ka rogtay faa’iidada khudaarta cagaaran, gaar ahaan kuwa galkoodu dooga yahay u leedahay ka hor taga xanuunka macaanka. Baadhitaankan oo ay fulisay jaamacadda Leicester ee Magaaladda London sida la sheegayna dad tiradoodu dhan tahay 22-kun oo qof si mutadawacnimo ah uga qayb qaateen ayaa natiijadii ka soo baxday cadaysay in hadii qofku maalintii isticmaalo 108grm oo khudrada cagaaran gaar ahaan saladhka iyo kaabashka ay u dhow dahay in 14% arimaha macaanka dhaliya uu qofku kaga badbaado. Khudaarta oo dhamaanteed leh faa’iido caafimaad iyo mid dheeli tirka caafimaadka jidhka iyo waxyaabaha uu u baahan yahay ah, ayaa hadana sida baadhitankan lagu ogaaday khudradda galkeedu Dooga yahay ay leedahay oo qofku ka heli karaa macdano iyo fiitamiino ka caawiya unugyada dhiiga cad cad (white Blood Cels), ka inay ka gaashantan xanuunka Sonkorowga ka labaad oo isagu ka halis badan ka koowaad, sida dadka aqoonta caafimaadku ku warameen. Khudradda cagaaran waxa ku badan anti-oxidants, sida vitamin C-ga sidoo kale waxa ku jira magnesium-ka oo wax badan u tarta xamaytida iyo ganaca oo ah meelaha uu haleelo ama uu inta badan asiibo xanuunka Macaanka Q.2aad. haddaba waxa ay dhakhaatiirtani ku talinayaan in ay ku dedaalaan isticmaalka khudaartan aadka u jaban ee laga helo dalkeena gaar ahaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories