Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Muj. Dhego-weyne iyo Xildhibaan Qabille oo si isku mid ah u dhaliilay doorka Xukuumaddu ku leedahay Shirka Dubur

Berbera, (SLpost)- Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Dhego-weyne iyo Xidhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mida Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland oo laga soo doortay Gobolka Saaxil...

Al-shabaab oo lacago baad ah awgood ku xidhay Shirkaddaha Dahabshiil, Nationlink & Telcom, ogolaadayna Hormood

Muqdisho, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ayaa albaabada u laabtay xarumaha Shirkaddaha Dahashiil, Nationlink iyo Telcom ay ku leeyihiin guud ahaan gobollada ay ka taliyaan, isla...

Xog-hayaha Xisbiga Udub Ee Gobolka Gabiley Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Warqad Xil ka Qaadis Ahayd Oo Lagu Baahiyey Warbaahinta Qaarkood

Gabiley, (SLpost)- Xoghayaha xafiiska xisbiga Udub ee gobolka Gabiley, Aadan Maxamed Xaaji Aadan, ayaa si adag ugu jawaabay ku simaha xog-hayaha guud ee xisbiga...

Badhaadhihii kooxaha Chelsea iyo Tottenham Werwerkii Arsenal iyo Bolton

SLpost Sports - Ciyaaryahan Frank Lampard ayaa saddexley dhaliyay halka Daniel Sturridge uu isna laba gool ka dhaliyay kooxdiisii hore, iyadoo Chelsea ay shan...

Ardaydii ugu badneyd oo ka qalin-jabisay Jaamacadda Hargeysa iyo madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyinka Guddoonsiiyey

Hargeysa, (SLpost)– Waxa maanta Jaamacadda Hargeysa ka qalin jabiyey ardaydii ugu badnayd abid ee jaamacadda ka baxda kuwaas oo uu shahaadooyinka guddoonsiiyey Madaxweyne Axmed...

TACSI: Guddoomiyihii Gobolka Oodweyne Marxuum Maxamed Gahayr Xirsi…

Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Gobolka Oodweyne oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid...

Hala kala saaro Doorashada Golaha Degaanka iyo tartanka Xisbiyada iyo ururada siyaasadda

Qallinkii: Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) Sidaynu wada  ognahay ama aynu la wada socono sannadkii 2002 September, waxa ay Jamhuuriyadda Somaliland ka guurtay habkii lagu aasaasay Qarankan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img