Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Xoghayihii Gaashaan-dhigga Britain oo ka dib Fadeexad lagu helay isu-casilay

London, (SLpost)- Xoghayihii Gaashaan-dhigga Britian, Liam Fox ayaa iska casilay xilkii Wasaaradda Difaaca ee dalkaas ka dib markii lagu eedeeyey inuu isku khalday masuuliyaddii...

Hambalyo Urur-siyaasadeedka Waddani: Ardayda Jaamacadaha Dalka

Anigoo ah dhamaan ardayda Jaamacdaha Dalka sida Hargeisa University, Admas University, Fairland University, Golis University, New Generation University, Burco University, Camuud University. Waxaa hambalyo iyo...

SIDEE LOOGA MIDHO-DHALIYAA GUUSHA SOCDAALKA MADAXWEYNAHA EE GOBALADA

Waxa marag ma doon ah in guul laga gaadhay socdaalka Madaxweynha ee indho-indheenta iyo xog uruursiga ee dhul balaadhka dalka Somaliland, gaar ahaan gobalada...

MUXUU SHARCIGU KA QABAA?: ‘Xildhibaanka baarlamaanka ka tirsani yuu wakiil ka yahay? Ma xisbi, mise ummaddii soo dooratay?’

Hargeysa, (SLpost)- Iyada oo maalmihii ugu dambeeyay uu muran ka taagnaa xubnihii baarlamaanka ka tirsanaa ee shaaciyay inay ka guureen Xisbiga UCID iyo weliba...

Balli-Gubadle: Xusuusta Maalin ka mid ah Maalmihii Qadhaadhaa!

Bishan aynu ku jirno ee Oktoobar kowdeedii ayay ahayd markii wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ay booqasho...

Geedkii Looga Talin Jiray Miyiga Oo Ay Bedeleen Maqaaxiyo Lagu Murmo Iyo Dumarkii Oo La Rafaadsan Shaqooyinka Qaar Ay Qaban Jireen Odayaashu.

Isbedelka Ku Dhacay Nolosha Iyo Dhaqankii Miyiga Nolosha dadka somalida ahi waxay ka soo unkantay miyi taasi oo marxalado kala duwan oo xadaarad ah soo...

Wasaaradda Ciyaaraha oo Shaacisay Liiska Ciyaartoyga Gobolka Marood-jeex uga qaybgalaya Tartanka Gobollada

Hargeysa, (SLpost)-Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland ayaa shaacisay magacyada Kooxda Gobolka Maroodi-jeex uga qaybgalaysa Tartanka Ciyaaraha Gobollada ee dhawaan lagu qabanayo magaalada Burco. Isu-duwaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img