HomeHambalyo Urur-siyaasadeedka Waddani: Ardayda Jaamacadaha Dalka

Hambalyo Urur-siyaasadeedka Waddani: Ardayda Jaamacadaha Dalka

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Anigoo ah dhamaan ardayda Jaamacdaha Dalka sida Hargeisa University, Admas University, Fairland University, Golis University, New Generation University, Burco University, Camuud University.

Waxaa hambalyo iyo bogaadin u diraynaa aasaasayaasha ururka WADANI ee la ugu dhawaaqay khamiistii aan soo dhaafnay ee taarikhdu ahayda 6-10-2011, waxaanu si gaar ah u soo dhawanayanaa  Gudoomiyaha ku-meel  gaadhka ah ee wadani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland mudane C.rahmaan cabdilaahi (ciro); anigoo u aragna in uu yahay hogaamiye Somaliland gaadhsiin kara Horumar iyo Isbadal la taaban karo dhamaan dalka  gaarahaan dhalinyarada Somaliland.

Waxaa halkan ka cadaynaynaa in aan la garab taaganay taageero hiil iyo hooba  markaa aragnay xeerarka ururkana iyo himilada ururkana kaasoo u sahali kara dhamaan  dhaiiyarada somaliland in ay ku soo biiraan saaxadada siyaasada dalka.

Waxaa mar kale leenahay Hambalyo  Aaasaasayaasha ururka WADANI

LIISKA ADAYDA JAAMACADAHA  DALKA:

1-      Khaalid Cabdilaahi Ducaale.

2-      Cabdirakiim Maxamed Cabdilahi.

3-      Maxamed Cabdilaahi Aqali.

4-      Cabdinaasir Axmed Jaamac .

5-      Axmed Maxamed Hashi.

6-      Deeqa Maxamuud Warsame.

7-      Sahra  Axmed Cumar.

8-      Ayaan Aadan Axmed.

9-      Shukri Axmed Idiris.

10-  Ifraax Maxamed Madar.

11-  Umulkhayre Baashe Axmed

12-  Niciima Axmed Muxumed

13-  Maxamuud Maxamed Muuse .

14-  Habiiba Faarax Muuse.

15-  Khadar Daahir Faarax.

16-  Siciid Mawliid Axmed.

17-  Ayaan Axmed Muuse.

18-  Asad  Ibraahim Aadan.

19-  Xariir Maxamuud Ibraahin

20-  Maxamed Jaamac.

Dhamaan ardayda kale ee aan Qoraalka ku xusnayna dib ayaad ka arki doontaan isha Allah.

Allaa Mahad Leh

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories