Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Somaliland: Xukuumadda oo Farriin hanjabaad xambaarsan u dirtay M/goboleedka Puntland

Hargeysa,  (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadallo dhawaan kasoo yeedhay maamul-gobolleedka Puntland ee Soomaaliya. Wasiirka wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Axmed Cabdi...

Isha Qarsoon(IQ): Ogow halista qarsoon ee bulshada khatarta ku ah

Waxa aan ka degay garoonka dayuuradaha ee Berbera bishii Julaay 11keedii, waxa aan Somaliland dib uga dhoofay 18kii Sebtember. Muddadaas aan dalka ku sugnaa...

John Drysdal oo jawaabtii Wasiirka Beeraha ku tilmaamay talaabo nacasnimo leh

Hargeysa, (SLpost)- Madaxa mashruuca kala-xadaynta Beeraha Somaliland oo dhawaan xukuumadu sheegtay inay ka joojiyeen ayaa ka hadlay jawaab uu arrintaa ka bixiyay Wasiirka Beeraha...

Madaxweynaha Somaliland oo caawa ku hoyday magaalada Ceerigaabo, Barri-na dadweynaha gobolkaas la hadli doona

Ceerigaabo, (SLpost)– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta xilli hore ka ambabaxay magaalada Burco, waxa uu socdaal xog-ogaal u noqosho ah...

Xildhibaanno Golaha Wakiillada u gudbiyey Mooshin wax-ka-beddel xeerka Doorashooyinka ah

Hargeysa, (SLpost)-  Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Mooshin horkeenay fadhigii shalay ee Golaha. Xildhibaannada Mooshinka keenay oo tiradoodu dhamayd 19 mudane, waxa Mooshinkoodu...

Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo Hoggaan doortay

Hargeysa, (SLpost)- Guddida diiwaangelinta Ururrada Siyaasada iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay doortay xubnaha...

Xisbiga iiga Baxa oo Mid Kale Samaysta iyo UCID kama birikartaan isma qabato Faysalow!!!

(Haddii lagu dulmaray Adkayso Faysalow Adkayso, raggani waa kuwaad lahayd.....) Waxa la-yaab iyo amakaag noqotay xisbiga gabalkiisu dhacay ee intii goleyaal qaran iyo mid dhexe ugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img