HomeXoghayihii Gaashaan-dhigga Britain oo ka dib Fadeexad lagu helay isu-casilay

Xoghayihii Gaashaan-dhigga Britain oo ka dib Fadeexad lagu helay isu-casilay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

London, (SLpost)- Xoghayihii Gaashaan-dhigga Britian, Liam Fox ayaa iska casilay xilkii Wasaaradda Difaaca ee dalkaas ka dib markii lagu eedeeyey inuu isku khalday masuuliyaddii Xukuumadda iyo hawlihiisa gaarka ah.

blank
Adam Werrity iyo Wasiirka Is-casily Liam Fox

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxa soo baxayay eedeymo ka dhan ah Xoghayaha Difaaca dalka Britain, kuwaasoo salka ku hayay warar la isla dhex marayay oo sheegayay inuu xidhiidh ka dhexeeyo isaga iyo mid ka mid ah la Taliyeyaashiisa, Adam Werrity.

Xoghayuhu wuxuu ku eedeysnaa in saaxiibkii oo aan dowladda u shaqeyn ay isu raaceen safarro shaqo oo ay dowladdu leedahay.

blank
Waraaqda Is-casilaadda Wasiirka iyo Waraaqda Aqbalaadda Raysalwasaare Cameroon

Waxaa kale, oo lagu eedeeyay inuu la kulmay ganacsato uu kulankooda u qaban qaabiyay saaxiibkii, kulamadaas oo aanay qaban-qaabin Wasaaradda Difaaca ee Britain.

blank
Wasiirka oo maalin ka hor ka soo baxaya Wasaaradda

Waxa la sheegayaa in Raysal-wasaare Cameroon ku cadaadiyey Xoghayaha inuu iska casilo xilka ka dib markii fadeexaddani sii xoogaysatay isla markaana ay dhalleecaymo uga yimaadeen dhanka xisbiyada Mucaaradka.

Wasiirka Gaadiidka Britain Philip Hammond ayaa loo magacaabay booska wasiirka Difaaca ee Britain

Arrintani waxay ku soo beegantay iyadoo Britain ay dagaal kula jirto Afghanistan, isla markaana ciidankeedu ay qeyb ka yihiin xulafada ka dagaallameysa Libya.

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories