Xannuunka Xumadda (Dengue Fever) Oo Ka Dilaacay Somaliland iyo Farriinta Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

Must Read

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta xaqiijisay inuu dalka dib uga dillaacay Xannuunka Xumadda ee Dengue oo ka mid noocyada caabuq-sideyaasha kaneecadu sababto.

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland waxa ay shaacisay bilowga olole tallaal oo lagu xakamaynayo fiditaanka xannuunka xumadda oo xilligan fara-baas ku haya bulshada, iyadoo cusbitaallada lagu dabiibayo dad badan oo xannuunkani soo ritay toddobaadyadii u dambeeyey.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo ay weheliyaan khubaro caafimaad oo wasaaradda ka tirsan, aya maanta la hadlay saxaafadda, waxaanay faahfaahin ka bixiyeen heerka uu xannuunka xumaddu ka marayo dalka iyo qorsheyaasha wax-qabad ee wasaaraddu ugu talo-gashay xakamayntiisa.

- Advertisement -

Latest News

Somaliland-Somalia rivalry over fighters raises tensions around Erigavo

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland government and Somalia’s federal administration appear to be competing for influence over armed fighters in...
- Advertisement -

More Articles Like This