HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Xukuumadda oo faafaahin ka bixisay nuxurkii safarka Shiinaha iyo wasiirka Khaarajiga oo ka hordhacay xogwarrankii laga sugayay madaxweynaha

Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay shalay si gabbasho ah uga warbixisay heshiisyo ay dhawaan la gashay dawlado...

Ceerigaabo: Sarkaal Boolis ah oo toogasho lagu dilay

Ceerigaabo (SLpost)- Magaaladda Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa xalay lagu toogtay Alle Ha U Naxariistee Taliyihii saldhiga Daallo ee Magaaladaas Jaamac garmaqaate,  ka...

Muxuu Siciid Sulub ka yidhi Is-casilaadda Gabboose iyo inuu Damac kaga jiro Kursiga uu Banneeyay

Hargeysa  (SLpost)- Wasiirkii hore ee Hawlaha guud iyo Guryeynta Somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa ka hadlay aragtidiisa is-casilaadda Wasiirkii arrimaha gudaha Dr. Maxamed Cabdi...

Xukuumadda Somaliland oo hoggaamiyaha Eritariya ugu baaqday inuu Joojiyo Taageerada uu siiyo Kooxaha Xag-jirka ah

Hargeysa, (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa jawaab kulul ka bixisay hadallo ka soo yeedhay Madaxweynayaasha dalalka Uganda iyo Eritrea Issaias Afeworki iyo Yoweri Museveni oo...

Bukaan Jiifka Cusbitaalka Guud Oo Khaati Ka Jooga Hoonka Codka Dheer

Gaadiidka kala duwan ee Qaadka kasoo waarida dalka Itoobiya ee usoo qaada magaalooyinka Somaliland iyo gaadiidka waaweyn ee xamuulka qaada ayaa khatar weyn ku...

Taliyaha Socdaalka Gobolka Gabiley oo Shacbiga ugu baaqay inaanay Itoobiya u safrin iyaga oo aan sidan waraaqihii Aqoonsiga

Wajaale (SLpost)-Taliyaha Laanta Socdaalka ee Gobolka Gabiley Maxamed Cabdi Gaas oo fadhigiisu yahay Magaalada Tog-Wajaale ee ku taala xuduudda Somaliland iyo Itoobiya ayaa, Shacbiga...

Warbixin:-Saddex muwaadin oo ku xidhan jeel ku yaala dalka eriteriya muddo afar sano +Hadh iyo Habeena Jidhdil Joogta Ah laagu hayo

Sadexdan muwaadin ee u dhashay dalka Somaliland ooKu xidhnaa muddo ka badan afar sano jeel ku yaala xeebta musawac ee  wadanka eriteriya. 3dan muwaadan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img