HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

“Madaxweyne Sidey isu Waafaqayaan Aqoonsigii aad December ballan-qaaadday iyo tallaabooyinkan nasiib-darrada u muuqda ee xukuumaddaadu ku kacayso” = War-saxaafadeed

Guddiga Hoodaale ee dalka UK oo shir deg-deg ah isugu yimi Isniintii shalay, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo dhacdooyinkii u dambeeyey...

Dowladda Taiwan oo Somaliland U Soo Dirtay Khubaro ka caawinaya Tayeynta Ciidanka Ilaalada Xeebaha

Taliyaha Ciidanka Illaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Hurre Haariye, ayaa gelinkii dambe ee maata Dalka ku soo dhaweeyey saraakiil ka tirsan Golaha Arrimaha Badaha...

Shir Lagu Lafa-gurayey Xaalada Uu Marayo Xeerka Daryeelka Dadka Naafada Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargeysa, Baaqna Laga Soo Saaray.

“Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Somaliland MESAF oo laashay xeerkii daryeelka dadka Naafada 2021,…….” Shir lagu lafa-gurayey xeerkii qabyo-qoraalka ahaa ee dadka Naafada Somaliland...

Donald Trump Oo Ciqaab Dil ah Ugu Hanjabay Xildhibaano ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu hanjabay inay Xukun Dil ah ku mutaysan karaan xubno ka mid ah mudaneyaasha Aqalka Congress-ka ugu jira Xisbiga...

Somaliland iyo Ethiopia Oo Iska Kaashanaya Horumarinta Tacliinta Sare

Guddoomiyaha Guddida Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Prof Xasan Cumar Halas, ayaa magaalada Addis Ababa kulan kula qaatay Masuuliyiin Sare Sare oo ka tirsan...

Xukuumadda oo Xabsiga Dhigtay Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed

Waxa maanta gelinkii hore xabsiga loo taxaabay Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed oo ka mid ah haldoorka magaalada Hargeysa. Mujaahid Iid Jiciir oo subaxnimadii Khamiista...

Dowladda Lubnaan Oo amartay in dammaanad 11 Milyan oo Dollar ah lagu sii daayo Hannibal Qadaafi

Hargeysa (SLpost)- Maxkamad ku taalla dalka Lubnaan ayaa amartay in dammaanad 11 Milyan oo Dollar ah lagu sii daayo Hannibal Qadaafi oo ah wiil...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img