Somaliland
“Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ma beddeli karo go’aanka aqoonsi ee Somaliland” – Xukuumadda Somaliland
Xukuumadda Somaliland ayaa ka dareen-celisay fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay lagaga dooday go'aanka Israel, waxaanay sheegtay inaanay waxba iska beddeli doonin...
Somaliland
Maraykanka Oo Taageero Dublomaasiyeed u Muujiyey Aqoonsiga Somaliland ee Israel
Qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo go'aanka dowladda Israel ku aqoonsatay dowladnimada JSL, ayaa caawa lagaga hadlay Golaha ammaanka ee Qaramada, iyadoo dalalka iyo ururrada xubnaha...
Somaliland
Dowladda Israel Oo Jawaab Kulul Ka bixisay Weerarrada Lagu Hayo Aqoonsiga Somaliland
"Israa’iil oo keliya ayaa go’aan ka gaadhi karta cidda ay aqoonsanayso iyo cidda ay la yeelanayso xidhiidh diblomaasiyadeed". Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israel,...
Somaliland
Dowladda Israel Oo Si Rasmi Ah U Aqoonsatay Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland
Maanta oo ay taariikhdu tahay 26.12.2025, Dawladda Dalka Israel ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, kadib kulan khadka fogaal-aragga ah (video...
Somaliland
Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey dib u Furista Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha iyo in Doorashooyinka Waqtigooda lagu qabanayo
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta Shaaciyey in Doorashooyinka soo socda lagu geli doono xogta diiwaangelintii hore iyadoo sidoo kale dib loo furayo diiwaangelinta si...
Somali News
Shir Lagu Falanqeynayay Caqabadaha Hortaagan Inay Xukuumadda Somaliland Meel-mariso Guddida ilaalinta Xuquuqaha Dadka Naafada
“Sugitaanka xuquuqda dadka naafada ahi, waxay ku xidhan tahay aasaasida guddida ilaalinta xuquuqaha dadka naafada ah”. Hargeysa (SLpost)- Shir lagu lafa-gurayey caqabadaha hortaagan inay xukuumadd...
Somaliland
Ciidanka Ammaanka Somaliland oo Shiishyahanno Shacabka Tooganayey ku Qabtay Boorama
Boorama (SLpost)-Ciidanka Ammaanka Somaliland, ayaa caawa gacanta ku dhigay Afar Nin oo Shiishyahanno (Snipers) ah oo isticmaalayey qoryaha toogashada beegsiga ah lagu fuliyo oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

