Yearly Archives: 2024

spot_imgspot_img

Agaasimaha Guud ee Komishanka Tacliinta Sare oo Kormeer ku Maray Jaamacadaha iyo Gobollada Bari   

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Guddiga Tacliinta Sare Ilyaas Faarax Xasan iyo Wefti uu Hogaaminayo, ayaa kormeer laba maalmood qaatay ku tagay gobollada Togdheer...

Madaxweynaha oo ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Axmed Xasan Muuse

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Axmed Xasan Muuse oo ka mid...

Mujaahid Soo Bandhigay Jillaafooyin Lagu Tabcaynayo Doorashooyinka Somaliland

Mujaahid Soo Bandhigay Jillaafooyin Lagu Tabcaynayo Doorashooyinka Somaliland https://youtu.be/MRk6Wleid9c

“Somaliland waa Dalka qudha ee leh xuduudo caalami ah oo ku fadhiya kuwii isticmaarka” – Madaxweyne Muuse Biixi

"Somaliland waa Dalka qudha ee leh xuduudo caalami ah oo ku fadhiya kuwii isticmaarka" - Madaxweyne Muuse Biixi https://youtu.be/r09KBkXbW3w

Doorashooyinka Somaliland Oo Lix Jeer ka Qaalisan Kuwa Dalalka Reer Galbeedka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasnadda Dowladda laga bixinayo kharashka doorashooyinka soo socda oo ay isu-diiwaangeliyeen in ka badan...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shaaciyey Aasaaska Shirkadda Diyaaradaha Somaliland Airlines

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaciyey Aasaaska shirkadda diyaaradaha Somaliland Airline, taas oo noqonaysa markii u horeysay ee Somaliland...

Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi 2024

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Khudbad-sannadeedkiisa dastuuriga ah oo uu arrimo badan kaga hadlay ka jeediyey fadhi-wada-jir ah oo ay yeesheen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img