Madaxweynaha oo ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Axmed Xasan Muuse

spot_img
- Advertisement -

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Axmed Xasan Muuse oo ka mid ahaa saraakiishi sarsare ee xilal kala duwan ka soo qabtay dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadii Soomaaliya ee burburtay oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka maantana la keenay Caasimada Hargeysa iyadoo lagu aasay Xabaalaha Haleeya.

Waxaana madaxweynaha qaranka kala qaybgalay aaska qaran Gudoomiyaha Golaha Guurtida, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Xubno ka mida Golaha Wasiirrada, gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex, Xildhibaano, taliyeyaasha Ciidamada, ganacsato, madaxda dhaqanka, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

- Advertisement -
kaariye
kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

Latest news

- Advertisement -

Related news