Monthly Archives: February, 2024

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Maraykanka Oo Culays Lagu Saaray Aqoonsiga Somaliland.

Waxa isa soo taraya Culaysyo dalalka Maraykanka iyo UK lagu saarayo inay hormuud ka noqdaan Aqoonsiga Somaliland. Sida ay qortay Warbaahinta Dalka UK, Dowlado aan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Oo Qorshaha Aqoonsiga Somaliland Hordhigaya Ra’iisal-wasaare Rishi Sunak

London (SLpost)- Ilo xogo-gaal ah oo laga helay dublomaasiyiin reer Galbeed ah, ayaa tibaaxay in wasiirka Arrimaha Dibadda ee UK uu dhawaan warbixin ka...

“Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia Wuxuu Ka Soo Go’ay Quluubta Shacabka” – Safiir-ku-xigeenka Somaliiland ee South Sudan

Jubba (SLpost)- Heshiiska Is-afgaradka ee ay kala saxeexdeen Itoobiya iyo Somaliland, waa tallaabo muhiimad weyn ugu fadhida is-dhexgalka bulsho ee gobolka Bariga Afrika, sida...

“Aqoonsiga Somaliland Waxa Ku Jira Danaha Istiraatiijiyadeed iyo Dhaqaale ee UK” –Xildhibaan Michael Ellis

London (SLpost)- Xeer ilaaliyihii Guud ee hore ee Dalka UK, Sir Michael Ellis, ayaa soo bandhigay sababo Dowladda Ingiriiska ku waajibinaya inay hormuud ka...

Qaraar Ka Dhan Ah Ilhan Cumar oo la Horgeeyey Congress-ka Maraykanka

Washington (SLpost)- Dhowrkii maalmood ee u dambeeyey waxa sii xoogaystay dhawaaqyo dhiillo xambaarsan oo shacabka iyo siyaasiyiinta Maraykanku kaga fal-celiyeen hadal ka soo yeedhay...

Congress-ka Maraykanka Oo Dacwad ka Gudbiyey Ilhan Cumar

Washington (SLpost)- Guddoomiyaha aqlabiyadda Xildhibaannada Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiillada Maraykanka, Tom Emmer, ayaa guddi-hoosaadka anshaxa ee Golaha u gudbiyey qoraal uu kaga dalbanayo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img