“Waxay Inoo Quudhi la’yihiin Dowladnimadeena Waxayna Damceen Inay Isku Keen Diraan” ~ Cali WaranCade
"Waxay Inoo Quudhi la'yihiin Dowladnimadeena Waxayna Damceen Inay Isku Keen Diraan" ~ Siyaasi Cali Waran Cade Oo Kabaha La Dul-maray Soomaaliya Hadalka Siyaasi Cali Warancade...
Muxuu Ciidanka Qaranka Somaliland Uga Baxay Laascaanood?
Laascaanood (SLpost)- Nin Hubaysan ayaa caawa fiidkii Rasaas Oodda kaga qaaday Ciidamada Ammaanka Somaliland ee Ku sugan gudaha magaalada Laascaanood. Arrintan ayaa sababtay inay rasaas...
Somaliland: Dagaal Geeska Afrika Ka Qarxa Oo Laga Digay
Masuuliyiinta Ururka Miisaan, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku xilligan ku sugan yahay, waxaanay si guud u taabteen xiisadda ka soo...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabis, Xil-ka-qaadis iyo Isku-beddel ku Sameeyey Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu isku-shaandheyn ku sameeyey xubno ka tirsan xukuumaddiisa, isagoo...
Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Arrinta Laascaanood, Digniin na U Diray Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalialnd, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirguddoomiyey shir ballaadhan oo ay maanta qasriga madaxtooyada ku yeesheen madaxda qaranka ugu sarraysa...
Dowladda Ethiopia Oo Si Rasmi u Xaqiijisay Aqoonsiga Somaliland
Addis Ababa (SLpost)- Wasiirul-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Ethiopia Ambassador Misganu Arga, ayaa shaaca ka qaaday inay dowladdiisu aqbasashay isla markaana heshiis kula gashay Somaliland...
Xiisadda Laascaanood: Fashilka Mashruuca Ka Dhanka ah Xidhiidhka Somaliland & Maraykanka Iyo Mooganaanta Reer Sool
Xiisadda Laascaanood: Fashilka Mashruuca Ilhan Cumar ee Ka Dhanka ah Xidhiidhka Cusub ee Somaliland & Maraykanka Iyo Mooganaanta Reer Sool Ka Daawo Muuqaalka Hoose https://youtu.be/nZXvQ-XDvZo
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

