Yearly Archives: 2023

spot_imgspot_img

“Amaanka Gobolka Sool Waxa Gacanta Ku Haya Ciidanka Qaranka Somaliland” ~ Saraakiisha Ciidamada JSL

Laascaanood (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada kala duwan ee ka hawl-gala...

Qayla-dhaan Ka Soo Yeedhay Buuhoodle Oo Farriin Looga Diray Garaaddada Laascaanood Ku Sugan

Qayla-dhaan Ka Soo Yeedhay Buuhoodle Oo Farriin Looga Diray Garaaddada Laascaanood Ku Sugan https://youtu.be/IYTocwtrKEc

Taageerayaasha Arsenal Oo Lagu Xidh-xidhay Dalka Uganda kaddib Guushii Kooxda Manchester United

Kampala (SLpost)- Siddeed ka mid ah taageerayaasha Kooxda Arsenal ayaa lagu xidh-xidhay magaalada Jinja ee dalka Uganda, kaddib markii ay dammaashaad u sameeyeen guushii...

Bogagga Taariikhda Bisha Jeenawari Iyo Yaabka Berbera

Berbera: Magaalo 70 Sanno gudahood Soo martay 3 Dagaal, 4 Calan oo la sudhay, 8 Sanno Gudahood 3 Maayar  oo  xilka qabtay Hal-ku-dheg caalami ah...

Somaliland Oo Wax-ka-beddel ku samaysay Cashuurta Qaadka ee Laga keeno Dalalka Itoobiya iyo Kenya

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland, ayaa Axadda maanta soo saartay tacriifad cusub oo lagu jaan-gooyey cashuurta badeecadda Qaadka ee Laga soo waarido...

Burjiga Adag, Dabeecadaha Yaabka Leh Iyo Mucjisooyinka Ku Lammaan Fardaha

Waxaa ka Sheekeeyey AHN Abwaan Siciid Maxamed Jaamac (Siciid-Biid)   Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf Qof kasta oo Aadami ahi marka uu ishiisu qabato muuqaal ama sawir Faras, cajalada...

Somaliland: Xil-ka-qaadis Hadal Hayn Abuurtay iyo Xogaha Ku Gedaaman – WARBIXIN

Hargeysa (SLpost)- Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Maxamed Cabdi Gurxan, ayaa Sabtidii shalay si rasmi ah Xilka ugu wareejiyey Agaasimaha Cusub ee Dhawaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img