Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Xubnaha Koomishanka Xuquuqal-Iinsaanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka...
“Soo Jiidh Wanaagga Ama Oodda Soo Jabi” ~ Mujaahidiin Hanjabaad Culus u Diray Cadowga Somaliland
"Soo Jiidh Wanaagga Ama Oodda Soo Jabi" ~ Mujaahidiin Hanjabaad Culus u Diray Cadowga Somaliland https://youtu.be/PlIZ2uTgulg
Wasiirka Beeraha Oo Xilka U Kala Wareejiyey Wasiir Ku-xigeenkii hore iyo Wasiir Ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somailand, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Wasiir ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda Maxamuud Warsame Jaamac iyo Wasiir...
Madaxweynaha Somaliland Oo Amray Baadhitaanno Hufan Oo Lagu Sameeyo Dabka Ku Soo Noqnoqda Suuqa Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu murugada iyo tiiraanyada la qaybsanayaa muwaadiniinta hantidoodii ku waayey masiibada dabkii xalay ka...
Baaxadda Khasaaraha Uu Geystay Dabka Suuqa Wajaale Oo Gubtay
Baaxadda Khasaaraha Uu Geystay Dabka Suuqa Wajaale Oo Gubtay https://youtu.be/WwiB5XhrQC8
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Kulan-hawleed u furay 50 xubnood oo lagu tababarayo hirgalinta xeerarka Maaliyada
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka mudane...
“Doorashadii Madaxtooyada Waataas Laynaga Yeelee, aynu Meel Uga Soo Jeedsano Ciddii Madaxa La Kacda” Madax-dhaqameed
"Doorashadii madaxtooyada Waataas Laynaga Yeelee, aynu Meel Uga Soo Jeedsano Ciddii Madaxa La Kacda" - Madax-dhaqameed Kaftan iyo Duurxul siyaasadeed is-weydaarsaday. https://youtu.be/UNg_aGuPu9o
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

