HomeMadaxweynaha Somaliland Oo Amray Baadhitaanno Hufan Oo Lagu Sameeyo Dabka Ku Soo Noqnoqda...

Madaxweynaha Somaliland Oo Amray Baadhitaanno Hufan Oo Lagu Sameeyo Dabka Ku Soo Noqnoqda Suuqa Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu murugada iyo tiiraanyada la qaybsanayaa muwaadiniinta hantidoodii ku waayey masiibada dabkii xalay ka kacay suuqa ganacsiga ee magaalada Wajaale.

Madaxweynuhu isaga oo ka tiiraanyeysan dhibaatadii ka dhalatay dabkaas waxa uu muwaadiniinta hantidoodii baaba’day Eebbe uga baryayaa inuu ciwad khayr leh ka siiyo hantidoodii, isaga oo ugu baaqay inay niyaddooda wanaajiyaan, kasoo kabasho degdeg ahna u diyaar garoobaan iyaga oo Ilaahay isku xidhaya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu Ciidanka Dab-damiska iyo ilaalinta badqabka hantida ku ammaanay kaalintii ay ka qaateen sidii dabkaa loo damin lahaa, sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu u mahadnaqay ciidanka Dab-damiska Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo qayb-weyn ka qaatay daminta dabkii xalay, Waxaanu Madaxweynuhu hay’addaha amniga qaabilsan faray inay si hufan baadhitaan ugu sameeyaan sababaha keenaya dabkan soo noqnoqday, Ganacsataduna u hoggaansamaan tallooyinka iyo habraacayadda Ciidanka Dab-damisku siinayaan muwaadiniinta si looga hortago marwalba khataraha iyo khasaaraha badan ee ay sababayaan masiibooyinka dabku.

Ugu dambayntii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu ugu baaqayaa bulshada inteeda kale inay u kacaan sidii dadweynaha hantidoodii ku waayey dabkii baabi’iyey suuqa ganacsiga ee degmada Wajaale loogu kici lahaa, sidii dib loogu xoolayn lahaa si ay uga soo kabtaan masiibada ku habsatay, iyadoo xukuumadduna doorkeeda ka qaadanaysa.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories