Monthly Archives: July, 2023

spot_imgspot_img

Somaliland: Xidhiidhka Ka Dhexeeya Mashruuca Dagaalka Laascaanood Iyo Khilaafka Doorashooyinka Oo La Fashiliyey

Somaliland: Xidhiidhka Ka Dhexeeya Mashruuca Dagaalka Laascaanood Iyo Khilaafka Doorashooyinka Oo La Fashiliyey https://www.youtube.com/watch?v=uIl9DhrpAKI

Cali Xaamud Oo Shaaciyey Sababta Uu Uga Tanaasulay Tartanka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland

Cali Xaamud Oo Shaaciyey Sababta Uu Uga Tanaasulay Tartanka Kursiga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland https://youtu.be/iAt0zw3-q4U

Bandhigga 16aad ee Carwada Buugaagta Hargeysa Oo Maanta Furmay iyo Arrimaha Ku Cusub Sannadkan

Hargeysa (SLpost) - Magaalada Hargeysa, waxa Maanta si rasmi ah uga furmay Carwada Caalamiga ah ee Bandhigga Buugaagta Hargeysa, taasi oo sannadkii 16-aad oo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis u Fidiyey 388 Maxbuus

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray, waxa uu cafis guud ugu fidiyey maxaabiista dambiyada fudud ugu...

Loolanka Kursiga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo Cirka Isku Shareeray iyo Murashaxiinta u Tartamaya oo CV-yadooda Gudbiyey

Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta u taagan Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Somaliland, ayaa maanta xafiiska Xoghaynta Guud ee Golaha u gudbiyey Taariikh-nololeedkooda Waxbarasho, Xirfado iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo maamuusay Wufuud Caalamka Uga Timi Ka-Qayb-galka Bandhigga Buugaagta Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa qasriga madaxtooyada casho Sharaf ugu sameeyey martida caalamiga ah ee sannadkan ka qaybgelaysa...

“Faratoon Wuxuu Dhisayaa Kursigii laga Burburiyey Laascaanood” – Siyaasi Ismaaciil iyo Loolanka Shir-guddoonka G/Wakiillada

"Faratoon Wuxuu Dhisayaa Kursigii laga Burburiyey Laascaanood" - Siyaasi Ismaaciil Oo Si Adag Uga Hadlay Loolanka Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland https://youtu.be/WYEeikrDHvk

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img