Monthly Archives: December, 2022

spot_imgspot_img

Hargeysa Ilaa Jabuuti: Jewigii Anba-baxa iyo Meeqaamkii Soo-dhweynta Madaxweyaha Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo saaka safar shaqo kaga ambo baxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa,...

Siyaasi Kashifay Mashruuca Wada-hadallada Soomaaliya Oo Caawa Laga Istaadhay Madaxtooyada Somaliland

Siyaasi Kashifay Mashruuca Wada hadalada Somalia Oo Caawa Laga Istaadhay Madaxtooyada Somaliland oo ay soo gaadheen ergooyin ka socda dalalka Norway iyo Turkey oo...

Somaliland Oo Horumar Ka Samaysay Nidaamka Dakhli-ururinta Oo Shacabka Lagu War-geliyey

Somaliland Oo Horumar Weyn Ka Gaadhay Nidaamka Dakhli-ururinta Oo Shacabka Lagu War-geliyey in la gaadhay wakhtigii loogu tala-galay in la bixiyo Ka Daawo Muuqaalka Hoose https://www.youtube.com/watch?v=JcP3R6V9ubo

Muxuu Madaxweynaha Somaliland Kala Hadlay Ergooyinka Dalalka Norway iyo Turkiga oo uu Qaabilay?

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley ergo ka kala socday dalalka Norway iyo Turkiga...

Tuuladii Laga Difaacay Hargeysa oo Nus Qarni Kaddib Abaalmarin Heshay

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasadda CAli Maxamed Waran-cadde, ayaa ka qayb-galay munaasibad loo sameeyey Kastam Cashuuraha...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Warbixiyey Diyaar-garowga Doorashooyinka Iyo Xaaladda Ammaanka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka ARrimaha gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta hortagay guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa ka warbixiyey hawlaha dhinaca...

Muxuu Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Kala Soo Laabtay Dalka Ingiriiska?

Hargeysa (SLpost) - Waxa Magaalada Hargeysa lagu soo dhaweeyay Maanta Xoghayaha guud ee Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle. Xoghayaha Golaha Wakiillada oo Muddo dhowr Toddobaad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img