Somaliland: Nidaam Casri lagu diiwaangelinayo Ciidanka Asluubta oo la daah-furay
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha guud ee ciidanka Asluubta Somaliland, Sareeyo Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (libaax) ayaa ka qayb galay munaasibad lagu daah-furay nidaam casri ah...
Dowladda Jabuuti oo Luuqad Adag ugu Jawaabtay Dowladda Soomaaliya
Djibouti (SLpost)- Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ka jawaabtay eedeyn shalay uga timid dowladda federaalka Soomaaliya oo sheegtay inay Djibouti faro-gelin ku hayso arrimaha gudaha...
Go’aamo ka soo baxay Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa (SLpost)-Fadhigii 74aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka...
Liiska Rasmiga ah ee Murashaxiinta Doorashada Goleyaasha Deegaanka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa soo saaray Liiska kama dambaysta ee Murashaxiinta Golayaasha Deegaanka uga tatamaya Saddexda Xisbi Qaran Doorashada Isku-sidkan...
Musharraxiin Samaystay Calaamado Aanu Soo Saarin Komishanka Doorashooyinka iyo Dareennada ku Xeeran
Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa badhtamaha Toddobaadkii hore soo saaray Calaamadaha ama Astaamaha Musharraxiinta u tartamaya doorashada isku sidkan ee Wakiillada iyo...
Beelaha Hawiye oo Shirweyne ka yeeshay Muddo-kordhinta Farmaajo iyo Aayo-ka-tashida Siyaasadda Somalia
Muqdisho (SLpost)- Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya waxa maanta ka furmay shirweyne ay isugu yimaaddeen Odayaasha Dhaqanka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Xildhibaannada, Haweenka iyo...
Sidee Ugu Guulaystaa Doorasho? – W/Q: Cabdiqani Iid Cilmi
64 sanno ka hor dhalashadii Nabi Ciise, wakhti xagaa ah, ayaa aftahan kii ugu waynaa sooyaal ka reer Rome isku soo sharraxay in uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

