Askar ka tirsan Milatariga Ethiopia oo lagu helay Fal-dambiyeedyo ay ka geysteen gobolka Tigray
Addis Ababa (SLpost)- War ka soo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalka Ethiopia, ayaa lagu sheegay in Afar askari oo ka tirsan Milatariga dalkaas...
Murashax Xasan Ogaal Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Degaamo Ka Tirsan Gobolka Saaxil
Berbera (SLpost)- Murashax Xasan Cumar Xasan (Ogaal) oo ka mid ah Musharraxiinta Xisbiga WADDANI ee Golaha Wakiillada uga sharraxan Gobolka Saaxil iyo wefti uu...
Komishanka Doorashooyinka oo soo saaray Jadka Ololaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada JSL
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka ee Somaliland, ayaa maanta soo saaray Jadwalka Ololaha Doorashada Isku-sidkan ee Golayaasha Wakiiladda iyo Deegaanka oo lagu soo koobay muddo...
Somaliland: Tirada Ciidammada ka Hawl-galaya Sugidda Ammaanka Doorashada iyo Xuduudaha oo la xidhayo
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii 75aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku...
Somaliland Tashataye Allahayow Gargaar
80 sannadood oo gumaysi calami ah xornimadii laga qaatay ee loo huray, walaal waraabe horor ah nagu noqday; tobankii sannadood ee ka dambeeyey ee...
Somaliland
Prof Abyan oo Socdaal wax weyn ka beddelay loollanka Murashixiinta Guddoomiyaha Wakiiillada JSl ku tagay Degmada Oog
Laascaanood (SLpost)- Siyaasi Axmed Cabdi Muuse Abyan oo ka mida siyaasiyiinta ugu miisaanka culus ee Gobolka Sool, ahna murashax u taagan Guddoomiyaha Golaha Wakiillada...
Burco: Ciidammada Ammaanka oo Gacanta ku dhigay Dad looga shakiyey falal Argagixiso
Burco (SLpost)- Ciidammada Amaanka, ayaa Shalay Duhurkii Magaalada Burco ku qabtay Dad looga shakiyey inay qorshaynayeen Weerarro Qaraxyo oo ka dhan ah Amniga Somaliland. Ciidammada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

