Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar dacwadaha doorashooyinka la xidhiidha u soo xidhay guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta tababar socday labadii maalmood ee u danbeeyay u soo...
Daarasalaam: Murashax Doorashada ka hor la caleemo-saaray
Hargeysa (SLpost)- Murashax Eng Siciid Maxamed Cismaan Diiriye oo ka mid ah murashixiinta Xisbiga UCID ee Gobolka Maroodijeex uga sharraxan Doorashada Golaha Wakiillada, ayaa...
Ujeedda socdaal ay gobollada Galbeedka dalka ugu baxeen Wefti Xildhibaano Golaha Guurtida ka tirsan
Hargeysa (SLpost)- Wefti xildhibaano ah oo ka tirsan golaha guurtidda Somaliland oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddida joogtada ah ee golahaasi Md Siciid Cabdillaahi Yasir,...
Guddiga Anshaxa Doorashooyinka oo ka hadlay Qaladaad ka soo baxay Hannaanka Ololaha ee Xisbiyada
Hargeysa (SLpost)- Guddida Anshaxa iyo Xalinta Khilaafadka Doorashooyinka Qaranka, ayaa kaga dhawaajiyey qaladaad baal-marsan anshaxa ololaha oo ka soo baxay saddexdii maalmood ee u...
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugulle
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi...
Komishanka Doorashooyinka oo Digniin u diray Ururrada Samafalka ee Caalamiga ah iyo kuwa Maxalliga ah
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta soo saaray Warqad ay ku socodsiiyeen Dhammaan Ururrada ka shaqeeya Samofalka & Horumarinta ee Maxaliga ah kuwa...
Hargeysa: Tababar dacwadaha doorashooyinka ku saabsan oo loo furay guddoomiyayaasha iyo garsoorayaasha Maxkamadaha dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay weheliyaan garsoore Cabdiraxmaan Xasan Nuur oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

