Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Legendary Somali Artist, King of Uod, Dies of Covid-19 in London

  Somali musical pioneer Ahmed Ismail Hussein has passed away in London after being infected with Coronavirus, it was announced on Wednesday. “Today the Somali community...

“In Dadka Suuqa Dhexdiisa lagu garaaco, ayay isla qaadatay Guddiga COVID-19” – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga heer Qaran ee ka hor-tagga Caabuqa Coronavirus, ahna madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shacabka ku baraarujiyey inay...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Daah-Furtay Nidaam Casri Ah Oo Lagu Diiwaangelinayo Mihnadleyaasha Caafimaadka

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta daah-furtay nidaam casri ah oo si fudud loogu diiwaangelinayo mihnadleyaasha caafimaadka ee ku sugan gobollada...

Ethiopia: Faahfaahinta Xogo la xidhiidha Haweenay ka tagtay Burco oo laga helay Astaamaha Cudurka Covid-19

  Hargeysa (SLpost)- Hay’adaha Caafimaadka ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa xuduudka Wajaale ee dhinaca Itoobiya shalay ka qaaday haweenay u dhalatay qoomiyada Oromada oo lagu...

Diyaarad Sidda Agab Caafimaad oo Hargeysa soo gaadhay iyo Masuuliyiin ka hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta mucaawinadii ugu horaysay ee gurmadka xanuunka Coronavirus soo gaadhsiisay Jamhuuriyadda Somaliland, subaxnimadii hore ee saaka ayaa waxaa...

Boqorkii Cuudka Soomaalida oo London Geeriyooday iyo Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Taariikhdii Axmed Ismaaciil Xudeydi

  Hargeysa (SLpost)- Allah naxariistii Janno hawgu deeqo'e waxa xalay magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Marxuum Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi) oo maalin mug...

ARJI EEBBE LOO QORAY (MAANSO)

“Allaha Qaadirka ahee Dhulka qaro u yeelee Badda qayb ka yeelee Buuraha qotomiyee Qodin li’I cirkana dhigay Xidigaha ku qoraniyo Dayax kala dhex qaadiyo Qorraxdiyo cadceediyo Qaabeeyay dunidee Quruumaha abuuree Qawlalada u jeexee Quudiya dhammaanaw Qaadiru...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img