Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

La-jaan-qaad, Geedi-Socodka Hayaanka Guusha  ee Xisbiga Kulmiye – W/Q: Cabdixakiin Rays

  Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye, haatan hogaaminayaa, waa haldoor xula oo waqti-xaadirkan lagu jiro ku haboon hogaaminta dalka iyo guud ahaan qarankaba, waa hogaan...

Ethiopia oo shaacisay inay Xoojinayso Isticmaalka Dekedaha Gobolka oo ta Berbera qayb ka tahay

Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa sheegtay inay kordhinayso Tirada Dekedaha ay Isticmaasho, maaddaama oo Itoobiya tahay dal dhul ahaan ballaadhan oo aan...

Xafiiska Taiwan ee Hargeysa oo bilaabay inuu Fiiseyaasha Siiyo Muwaadiniinta Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Dawladda Taiwan ka furatay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa si rasmiya u bilaabay shaqadiisa. Xafiiska Taiwan ee Hargeysa ayaa shaqooyinka uu bilaabay...

QM oo ku baaqday sii anba-qaadista wada-hadallada Guddiyada Farsamo ee Somaliland iyo Somalia

New York (SLpost)- Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa War-bixin u jeediyey Golaha amaanka Qaramada Midoobay oo fadhi...

Xukuumadda Somaliland oo Dhawaaqyada Soomaaliya ku tilmaantay mid Bulshada Caalamka lagu marin-habaabinayo

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku...

Shiinaha iyo Soomaaliya way ku Karaamo Seegayaan Dagaalka ay Kula Jiraan Somaliland iyo Taiwan

  Faallo: Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Dowladda Shiinaha ee uu hoggaamiyo Xisbiga Shuuciga ah iyo dowladda aan iskeed isku maamulin ee Soomaaliya, ayaa si isku...

Shirkadda TELESOM oo bulshada u soo bandhigtay Qiimo-dhimis baaxad leh

  Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom Ayaa Daaha ka qaadday  Adeegyadda KAAFIYE oo ah AdeegAy Bulshaddu Si Weyn Baahi Ugu Qabeen. Munaasibadda Daahfurka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img