Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa gaadhay dalka Jabuuti, waxaana weftiga Madaxweynaha Madaarka ku soo dhaweeyey ra’iisal wasaaraha...
Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta U Ambo-Baxay Dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03-09-2019 safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda...
Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Naqdiyey Warbixin laga diyaariyey Dhaliilaha Wasaaraddiisa oo uu dhibsaday
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa jawaab ka bixiyey barnaamij lagaga hadlo maamul-wanaagga oo ka baxa...
Hargeysa: Munaasibad lagu Daah-furay Todobaadka Falanqeynta Hiigsiga Horumarka Caasimadda iyo Arrimo lagu soo bandhigay
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu daah-furay todobaadka Falan-qeynta Hiigsiga Horumarinta Caasimadda oo ay soo qaban-qaabisay dowladda hoose ee Hargeysa, ayaa maanta lagu qabtay...
Maxaa ka jira in Agaasimaha Guud ee Caafimaadku ui Kooto Ugu Xidhay Xarun Caafimaad Oo Uu Leeyahay Daawooyin Iibkooda Laga Mamnuucay Dalka?
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda harumarinta caafimaadka Somaliland ayaa dhawaan mamnuucday in goobaha caafimaadka ee gaarka loo leeyahay lagu iibiyo dawada qaaxada oo iibkeeda loo arkay...
Xukuumadda Somaliland oo Shuruudo horleh ku Xidhay Wada-hadallada Somalia
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shuruudo hor leh oo u muuqda qaar fulintoodu ku adag tahay Xukuumadda Muqdisho ku xidhay Sii socoshada Wada-hadallada Somaliland...
Badhan: Madax-dhaqameed iyo Waxgarad taageeray Xukuumadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madax-dhaqameed iyo Wax-garad maanta shir-jaraa'id ku qabtay magaalada Badhan, ayaa sheegay inay taageersan yihiin xukuumadda Somaliland. Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalka Hoose https://youtu.be/w820L7xoDuc
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

