Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daah-Furay Qalabka Xadidaadda Xawaaraha Gaadiidka (Speed Governor)

Hargaysa (SLpost) Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa daah-furtay qalabka xadidaada xawaaraha gaadiidka (Speed governor). Munaaasibada lagu daahfurayey qalabkan oo uu ka qayb...

Khasaaraha ka dhashay Dab Qabsaday Dekedda Berbera

Hargeysa (SLpost)- Dab khasaare geystay ayaa maanta ka kacay gudaha Dekedda Berbera, iyadoo khasaarahani sababay inuu gubto mid ka mid ah saddex wiish oo...

Djibouti: Madaxweynaha Somaliland oo Booqday Xarumo tiir-dhexaad u ah Dhaqaalaha Dalkaas (SAWIRRO)

Jabuuti (SLpost)- Weftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Jabtuui ayaa maanta booqday laba xaruumood oo...

Amran Bile Cali: Aqoonyahanad si Xeel-dheer u soo bandhigtay Caqabadaha Ganacsi ee ka jira Somaliland

Maxay ka tidhi Caqabadaha Xuquuqaha Ganacsiga ee u dabran Qabyo-sharciyeedka iyo Saamaynta Wax-soo-saar la'aanta gudaha dalka? Hargeysa (SLpost)- Amran Cali Bile oo ah Gabadh reer...

Madaxweynaha Somaliland oo Sharraxay Ujeeddada Safar uu ku joogo dalka Djibouti

"...In xidhiidhka lagu xoojiyo nabad, iskaashi, wax-wada-qabsi iyo horumarin". Madaxweyne Biixi Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada Jabuuti oo...

HADHWANAAG – HEEDHE MAY MAQLAYSAA?

Waxaan  marka hore  si  xushmad leh  u salaamayaa  dhamaan  bulshada Somaliland siiba Saxaafadda Xorta ah oo  mowqif wanaagsan oo dhex-dhexaad ah iska taagay gardaradda Hadhwanaagnews. Waxaad   muujiseen   waayo aragnimo iyo bisayl mihnadeed. Waxa  la...

Africa dialogue only effective if followed by action

Foreign Direct Investment (FDI) into Africa remains small by global standards, but prominent in relation to Gross domestic products (GDP) JOHANNESBURG, South Africa, September 4,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img