Iftiiminta Araggii Goob-joogga ahaa ee Bandhigii Buugaagta Laas-caanood – Qalinkii: Akram Cabdala
Haddii aad ka maqnayd xafladdii caalamiga ahayd ee bandhigga buugaagta laascaanood, kaalay imikaba ila arag. Iftiiminta araggii goob-joogga ahaa. Waxaynu soo gallay magaalo bilic...
Masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Kulan la Qaadatay 6 Shirkadood oo u Tartami Doona Dhismaha Waddada Boorama ilaa Lowyacaddo
Harrgaysa (SLpost) Masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland oo ay wehelinayeen Madaxda sare ee Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland ee SRA (Somaliland Road...
Shirka Golaha Wasiirrada oo Xeerar lagu Ansixiyey iyo Xeerka Baananka oo Guddi loo saaray
Hargeysa (SLpost)- Shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagu ansixiyey laba xeer oo kala ah Qabyo-qoraalka Xeerka Liisamada Ganacsiga iyo Qabyo-qoraalka Xeerka...
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo laashay Dacwad ka dhan Golaha Guurtida oo loo Gudbiyey
Hargeysa (SLpost)- Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ee Somaliland sharci-darro ku tilmaantay Dacwad ay Toddobaadkii hore u gudbiyeen oo ka dhan...
Somaliland: Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka oo ku gacan-saydhay Baaq uu Madaxweyne Biixi u jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa diiday inay kulan la yeeshaan Madaxweynaha Somaliland, ka dib markii Maanta uu Madaxweynuhu u...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Wada-hadal Deg-deg ah ugu Baaqay Xisbiyada Mucaaradka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Guddoomiyeyaasha labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ugu baaqay inay isugu yimaaddaan kulan deg-deg...
Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Mashruuca Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera (Berbera Economic Free Zone) + Sawiro
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu hirgelinayo Aagga cashuuraha ka caaggan ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

