Somaliland oo ka hadashay Khilaafka u dhexeeya Dowladda Jabuuti vs shirkadda DP World iyo Saamaynta ay yeelan karto
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay khilaaf la sheegay inuu soo kala-dhexgalay Dowladda Jabuuti iyo Shirkadda DP World oo maalgelin ku samaysay isla...
HARGEYSA: Magacyada Shaqaalihii ugu tirada badnaa ee WARFAAFINTA oo Shaqo ka joojin iyo Mushahar la’aan Dhowr bilood ah lagu soo rogay (Akhriso Wareegtada)
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo, ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu Shaqo ka-joojin iyo Ganaax dhan...
“Shaqaalihii hore Way Hagradeen Wasaaradda” – Wasiir Abees oo Afka Furtay
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Somaliland Maxamed Muuse Abees, ayaa ku dooday in masuuliyiintii ka horreeyey ay hagradeen wasaaradda...
HARGEYSA: Wasaarka Warfaafinta oo Seefta la dhex-qaaday Madax-waaxeedyada Wasaaradda iyo Masuuliyiin Magac ku leh Saxaafadda Somaliland oo la magacaabay (AKHRISO LIISKA)
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo, ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu Isku-shaandheyn ku sameeyey...
Nuxurka Go’aamo Shan Qodob ka kooban oo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeya (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo maalin kasta oo Khamiis ah ku qabsooma Xarunta Madax-tooyada, ayaa maanta laga soo saaray go'aamo ka kooban...
Ex-Wasiir Samsam Cabdi Aadan oo ka hadashay Ujeeddada Socdaal ay dalka dibaddiisa ugu Maqan tahay iyo Halka ku Sugan tahay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka hadashay warar ay baahiyeen saxaafadda Hargeysa oo sheegayay inay socdaal...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis iyo Isku-beddel ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, ayaa wareegto uu maanta soo saaray magacaabis isku beddel ku saameeyey qaar ka mid ah masuuliyiinta xukuumaddiisa, kuwaas oo isugu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

