HomeSomaliland oo ka hadashay Khilaafka u dhexeeya Dowladda Jabuuti vs shirkadda DP...

Somaliland oo ka hadashay Khilaafka u dhexeeya Dowladda Jabuuti vs shirkadda DP World iyo Saamaynta ay yeelan karto

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay khilaaf la sheegay inuu soo kala-dhexgalay Dowladda Jabuuti iyo Shirkadda DP World oo maalgelin ku samaysay isla markaana gacanta ku haysay maamulka Dekedda magaalada Jabuuti, kaas oo sababay in xukuuumadda madaxweyne Cumar Geelle ku amarto dalkooda ka baxdo.

Shirkadda DP World oo xilligan gacanta ku haysa maamulka Dekedda Berbera kaddib heshiis ay xukuumadda Somaliland kula gashay maalgeshi iyo ballaadhin lagu sameeyo Dekedda ugu weyn dalka, ayaa sidoo kale dowladda Jabuuti kula jirtay heshiis tobanaan sanno ah.

Haddaba, waxa arrintan ka hadlay Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti oo sharraxaad ka bixiyey suurta-galnimada saamayn ay Somaliland ku yeelato khilaafka u dhexeeya shirkadda DP World iyo Dowladda Jabuuti oo heshiis tobannaan sanno ah u dhexeeyo maadaama ay maalgelin samaysay Dekedda Jabuuti,

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO DANJIRE CABDIFATAAX OO KA HADLAY ARRINTAN.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories