HomeGuddoomiye Cirro oo ka hadlay Sababta uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu Raaci...

Guddoomiye Cirro oo ka hadlay Sababta uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu Raaci waayey Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay sababta uu uga mid noqon waayey weftiga madaxweynaha Somaliland ee ku sugan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo uu ka mid yahay guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Wada-hadalada Isbahaysiga Xisbiga KULMIYE Iyo Khilaafka UCIDMadaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hor intii aanu safarka ugu dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo marti-qaad u fidiyey, waxa uu gelinkii hore ee isla maalintaas isugu yeedhay isla markaana kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka ee WADDANI & UCID iyo Shir-guddoonka labada Aqal Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiillada.

Haddaba, Guddoomiye Cirro oo maanta saxaafadda qaarkeed kula hadlay xafiiskiisa, ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta uu madaxweynaha ugu raaci waayey dalka Imaaraadka. Waxa kale oo Guddoomiyuhu ka hadlay faro-gelin ay Dowladda Soomaaliya ku hayso Somaliland, gaar ahaan maalgeshiga shirkadda DP World ku samaynayso Dekedda Berbera.

HADALKA GUDDOOMIYAHA IYO FAAHFAAHINTA WARKAN, KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE  

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories