Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Garab ka mid ah WADDANI oo Hoggaan Cusub Doortay, sheegayna inay Dacwad u gudbinayaan hay’adaha Sharciga

Hargeysa (SLpost)- Garab ka tirsan Xisbiga Waddani oo uu hoggaaminayo Wasiirkii hore ee Waxbarashada Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, Faarax Cilmi Geedoole, ayaa shir jaraa'id oo...

Soomaaliya oo dib ugu Celinaysa Lacagtii ay ka Qabatay dalka Imaaraadka iyo hordhaca Noocyada Heshiis ee la gaadhay

Muqdisho (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibada dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya dib ugu celin doonto Imaaraadka lacagtii dhawaan lagu...

DAAWO Sheekh Aadan-Siira oo ka hadlay Xaaladda Dalka, Xiisadda Dekedda Berbera, Ismaan-dhaafka Gudaha iyo Siyaasadda Arrimaha Dibadda

DAAWO Sheekh Aadan-Siira oo ka hadlay Xaaladda Dalka, Xiisadda Dekedda Berbera, Ismaan-dhaafka Gudaha iyo Siyaasadda Arrimaha Dibadda https://youtu.be/gZjgUymZHdc

DAAWO Dood Xaasaasi ah oo Jilkaha laysu dhigay Ismaan-dhaafka Heshiiska Dekedda Berbera, Xidhiidhka Soomaaliya iyo Dhawaaqii Imaaraadka Carabta

DAAWO Dood Xaasaasi ah oo Jilkaha laysu dhigay Arrinta Dekedda Berbera, Xidhiidhka Soomaaliya iyo Dhawaaqii Imaaraadka Carabta Muuqaalkan Hoose ka Daawo Dooda https://www.youtube.com/watch?v=oVlq9QvhFYo

Xisbiga KULMIYE Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Deel-qaaf ah oo uu Guddoomiyaha WADDANI Ku Duray Haldoorka Umadda, Haybadda Qarankana Ku Hagardaameeyey

Hargeysa (SLpost)-Hoggaanka xisbiga midnimada iyo horumarka Somaliland ee KULMIYE, ayaa si kulul uga jawaabay eedo uu guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wax heshiis ah oo Dekedda Berbera ku saabsan kala saxeexdeen Imaaraadka Carabta

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa beenisay inay dalka Imaaraadka ka wada-hadleen ama ay kala saxeexdeen heshiiska maalgeshiga ee dekedda Berbera, waxaanay sheegtay...

Boqor Buur-madow oo Xabsiga loo taxaabay iyo Taliska Booliska oo ka hadlay Eedo loo haysto

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan aw Maxamuud Buur-madow oo sida lagu eedeeyey loo haysto inuu been-abuur iyo hadallo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img