Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey + [ Muuqaal]
Moqdisho (SLPOST):- Wararka ka imanaya magaalda Muqdisho ee dalka Somaliya waxay sheegayaan in uu dab wayn ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Uuro wayn ayaa...
Seexashada sagaal saacadood ka badan oo laga deyriyay
Cilmi baadhis cusub oo la sameeyay ayaa tilmaamaysa in qofka qaangaarka ah ee billaaba in uu seexdo in kabadan sagaal saacadood habeenkii uu qatar...
Tabobaraha Mo Farah oo eedo hor leh loo soo jeediyey
UK(SLPOST) Warbixin sir ah oo la helay ayaa tibaaxday in tabobaraha Maraykanka ah ee lalya xiddiga ciyaaraha Olombikada, Mo Farah, ay suurto gal tahay...
Daacish oo guuto ka tirsan ilaalada xuduuda Ciraaq ku go’doomisay Anbaar
Xogo milatari oo la helay ayaa sheegay in dagaalyahannada kooxda la baxday Dawladda Islaamku ay weerar ku qaadeen goob laga iskag tallaabo oo ku...
DAAWO: Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ayaa ku Nuuxnuuxsaday doorkii reer Awdal ee Nabadayntii Dalka.
HARGEYSA (SLPOST) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna murashaxa madaxweyne ee xisbigaasi ayaa wuxuu si qoto dheer uga hadlay doorkii ay reer Awdal ku lahayeen nabadayntii...
Madaxda Kulmiye ee gobollada Maraykanka oo Isku raacay Isbeddel lagu sameeyo Maamulka Sare ee Xisbiga u qaabilsan dalkaas oo hoggaamintooda la qawada
Colorado (SLpost)- Aqlabiyadda masuuliyiinta ugu sarraysa madaxda Xisbiga Kulmiye ee gobollada Maraykanka, ayaa taageero u muujiyey go'aamo ka soo baxay shir muddo laba malmood...
KANSAS: Shirweyne Aayo-ka-tashi oo lagu go’aamiyey Qodobbo Gun-dhig u ah Masiirka Xisbiga Kulmiye ee Woqooyiga Ameerika oo Hoggaankiisa la dhaliilay
Kansas (SLpost)- Shirweyne muddo laba maalmood ah socday oo ay isugu yimaaddeen masuuliyiinta, madaxda sar-sare iyo taageerayaasha xisbiga Waddani iyo Woqooyiga Ameerika, ayaa ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

