HomeTabobaraha Mo Farah oo eedo hor leh loo soo jeediyey

Tabobaraha Mo Farah oo eedo hor leh loo soo jeediyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

UK(SLPOST) Warbixin sir ah oo la helay ayaa tibaaxday in tabobaraha Maraykanka ah ee lalya xiddiga ciyaaraha Olombikada, Mo Farah, ay suurto gal tahay inuu jabiyey xeerarka mamnuucaya adeegsiga dawooyinka kordhiya adkaysiga jidhka aadanaha. Alberto Salazar ayaa baadhitaan lagu hayey tan iyo intii barnaamijka BBC Panorama soo bandhigay eedo ah in ay jireen cadaymo muujinayey in xarun wuu ciyaartoyga ku tabobari jiray oo ku taal Maraykanka lagu isticmaali jiray dawooyinka noocaas ah.

Wargeyska Sunday Times oo gacanta ku dhigay qoraal si sir ah looga helay wakaaladda Maraykanka ee ka hortagga adeegsiga dawooyinka kordhiya adkaysiga jidhka ee la yidhaa USADA, kaas oo ku taariikhaysan Maarij 2016-kii ayaa tibaaxay eedahan cusub ee haatan soo baxay.

Salazar iyo ciyaartooyga Ingiriiska ah ee Mo Farah labaduba way beeniyeen in ay ku xad gudbeen xeerarka ka hortagga dawooyinka adkaysiga jidhka kordhiya.

Warbixintan wargeysku kelay waxa kale oo ay ku eedaysay Salazar oo mar ahaa madaxa tabobarayaasha mashruuca dunida ka caanka ah ee ay maal geliso shirkada qalabka ciyaaraha soo saarta ee Nike ee la yidhaa Nike Oregon Project (NOP), in uu Farah iyo ciyaartoy kaleba siiyey dawooyin sharcigu aanu xaaraantimaynayn balse saamayn xun ku yeelan kara caafimaadka ciyaartoyga hadii aanay jirin sabab caafimaad oo dhakhtarro xaqiijiyeen oo kallifaysa in qofku qaato dawooyinkaa.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories