HomeDeg Deg]:- Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Xisbiga UCID Uga Soo Jawaabey Dacwad...

Deg Deg]:- Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Xisbiga UCID Uga Soo Jawaabey Dacwad Ka Dhan Ah Xildhibaano Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Oo Ay U Gudbiyeen + [Muuqaal ]

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost):- Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta

 

download (12)

 

ka soo jawaabeen dacwad ay dhawaan u gudbiyeen xisbiga UCID taas oo ka dhan aheyd xildhibaano xisbigaasi ka soo baxay oo dhawaan shaaciyey in ka baxeen xisbiga UCID kuna biireen xisbia Kulmiye

 

 

Kominshanka doorashooyinka ayaa waxaa uu dacwadan ka aqbalay xisbiga UCID isla markaana waxaa uu kiiska dacwadan ah u gudbiyey maxkamada Somaliland ay ay uga go,aan gaadho

 

Gudidii dacwad uu xisbiga UCID u saaray oo warbaahinta la hadley ayaa waxaa ay kominshan doorashooyinka uga mahadceliyeen go,aankaas ay ka gadheen dacwadii ay u gudbiyeen oo ay sheegen in ay ku qanceen isla markaana waxaa ay maxkamada Soamliland ee dacwad loo gudbiyey ugu baaqen in ay sharciga dalku waxuu ka qabo xildhibaanada ay mariyaan

https://www.youtube.com/watch?v=AY730EKY-NQ

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories