Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

“Madaxweyne Magcaagii Ku Dhimay Dalkan, Ayaxan Iyo Diirtan Ku Hoos-joogtaa Ha Dhimatee Is-casil” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

(SL.Post) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada, ayaa Madaxweyne Siillaanyo ugu baaqay in tallada dalka uu iska casilo, waxaanu...

Dr. Edna Aadn Oo Haweenka Ugu Baaqday Inay Tiradooda Ku Muujiyaan Qadashada Kaadhadhka Codbixinta

(SL.Post) Marwo Edna Aadan Ismaaciil ayaa fariin muhiim ah oo la xidhiidha qaadashada kaadhka codbixinta u dirtay guud ahaan shacabka Somaliland. Marwo Edna Aadan oo...

“Anigu Waxaan Isu Sharaxay Inaan Cirro Iyo Muuse Dalka Ka Badbaadiyo” Faysal Cali Waraabe

  (SL.Post) Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shacbiga reer Boorama u soo jeediyay waxyaabaha uu u qaban doono...

Xukuumadda Oo Dr. Bulxan Ka Horistaagtay Muxaadaradii Uu Muqdisho Ka Jeedin Lahaa

(SL.Post) Xukuumadda Somaliland ayaa Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan ka baajisay safar uu ku tagayay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya oo uu aqoonyahanka iyo ururada...

Askari Maraykan Ah Oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho

  (SL.Post) Milatariga Mareykanka ayaa sheegaya in mid ka mid ah ciidamadooda khaaska ah lagu dilay gudaha Soomaaliya, laba kalena lagu dhaawacay xilli uu socday...

Farmaajo Muxuu Ka Yidhi In La Dhimayo Tirada Ciidamada Somalia

(SL.Post) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in wararka sheegaya in la xadidayo ciidamada xoogga Somaaliya, laguna koobayo...

Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Ka Warbixiyay Socdaal Uu Ugu Maqanaa Ingiriiska

(SL. Post) Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faraton) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu muddo kooban dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img