HomeXukuumadda Oo Dr. Bulxan Ka Horistaagtay Muxaadaradii Uu Muqdisho Ka Jeedin Lahaa

Xukuumadda Oo Dr. Bulxan Ka Horistaagtay Muxaadaradii Uu Muqdisho Ka Jeedin Lahaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Xukuumadda Somaliland ayaa Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan ka baajisay safar uu ku tagayay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya oo uu aqoonyahanka iyo ururada bulshada ugu soo jeedin lahaa khudbad ku saabsan qaddiyadda Somaliland.

13872737_854954834610709_9068889074531323993_n-300x200

 

 

 

 

 

 

Warar uu Wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay helay ayaa xaqiijiyay in xukuumadu ka soo jawaabtay dalab uu Dr. Bulxan u dirsaday Madaxweyne Siilaanyo oo uu kaga dalbanayay in laga war hayo socdaalkaas Muqdisho iyo ujeedada uu u tagayay, waxaana kulan la yeeshay laba ka mid ah golaha wasiirada oo dood dheer ka dib u sheegay inaanay xukuumadu ogolayn inuu u socdaalo magaalada Muqdisho, waxaanu sidaas kaga baaqday safarkaas.

Dr. Bulxan ayaa Sabtidan maanta jeedin lahaa muxaadaradaas ku saabsan qaddiyadda Somaliland, waxaanu hore u qorshaystay inuu jimcihii shalay ka baxo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Ururada bulshada iyo jaamacadaha Muqdisho, qaarkood ayaa sheegay inay si weyn ugu diyaar garoobeen khudbadaha Dr. Bulxan oo ay sheegeen inay xiisanayeen.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories