“Madaxweynuhu Muu Ahayn Nin Musuq-Maasuq, Balse Fartiisa Ayaa Subaga Lagu Dhuuqay”Cabdirashiid Jaamac-dheri
(SL.Post) Cabdirashiid Jaamac Dheri, oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa meel ka dhac iyo arin fool xun ku tilmaamay in Xukuumaddu...
Sixir-bararka Dalka Ka Taagan Oo Saameeyay Nolosha Bulshada
(SL.Post) Sixi- bararka ba’an ee dalka ka taagan ayaa u muuqda inuu saameeyay guud ahaan nolosha shacabka Somaliland, iyadoo la dareemayo inaanu kor u...
Dalalka Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka Iyo Dimuqraadiyadda Oo Gaadhay Laba Qodob Oo Somaliland Khuseeya
(SL.Post) Wadamada Somaliland ka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed iyo doorashooyinka ayaa gaadhay go’aan adag oo khuseeya taageeradoodii maaliyadeed ee dhinacyadan. Dalalkan ayaa go’aansaday inaanay wax taageero...
BEEDKA laga soo waarido dalalka Dibadda oo baahidiisa laga maarmay iyo Doorka ay ku leedahay Shirkadda YALDA CHICKEN HOUSE & EGG
Mulkiilaha Shirkadda YALDA oo faahfaahin ka bixiyey Sida ay Bulshada uga haqab-tiri karaan Helitaanka Beed Tayo leh oo ku filan Hargeysa (SLpost)- Mulkiilaha...
Maareeyihii hore ee Wakaaladda Waddooyinka oo ka hadlay Xil-ka-qaadistiisa iyo Arrimo kale
Hargeysa (SLpost)- Maareeyihii hore ee Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland Md Xasan Cali Cismaan oo madaxweyne Siilaanyo shalay shaqada ka fadhiisiyey, ayaa ka hadlay xil-ka-qaadistiisa...
Xukuumadda oo Guddiga Doorashooyinka ku Wareejisay Baaqigii ka dhinnaa Kharashka Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada
Hargeysa (SLpost)- Xukuumada madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Guddiga Doorashooyinka Qranka ku wareejisay Wejigii labaad ee lacagta loo qoondeeyey qabsoomidda doorashada Madaxtooyada Somaliland...
Madaxweyne Siilaanyo oo xilka ka qaaday Mareeyihii Wakaaladda Waddooyinka iyo magaca Masuul Cusub oo lagu beddelay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilkii uu ka hayay ka qaaday Maareeyihii Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Md Xasan Cali Cismaan,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

