Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Taliska Ciidanka Qaranka JSL oo faahfaahin ka bixiyey Askari ku dhintay xerada BIRJEEX.

Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta keentay geerida askari ka tirsanaa oo galabta meydkiisa lagu arkay xabsi ku...

Hargeysa: Xukuumadda Iyo Golaha Deeganka Oo Iclaamiyay Olole Dhir-beeris Ah Oo La Samaynayo Xuska 18 May

(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Marwo Shukri X. Ismaaciil Bandare iyo Duqa caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) oo si wada...

“Waxaanu Khaati Ku Joognay Cirro Oo Haysta Lacagtii 82-ka Xildhibaan, Yeeli-maayno In…” Faysal Cali Waraabe

(SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa mar kale Wasiirrada Xukuumadda ku eedeeyay inay si gaar ah ugu adeegayaan...

Puntland Oo Kordhinaysa Tirada Xubnaha Barlamaankooda

(SL.Post) Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in la kordhinayo tirada xubnaha Baarlamaanka Puntland, kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magacaabay Madaxa Olalaha Ee Xisbiga Iyo Xilal Kale

(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa magacaabay madaxa ololaha xisbiga. Sidoo kale Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa magacaabey Masuulyiinta xisbiga UCID ee dalalka...

Akhriso: Warbixin Ka Hadlaysa Saamiga Itoobiya Laga Siiyay Dekedda Berbera

(SL.Post) Dadweynaha Somaliland, ayaa si weyn u hadal haya la wareegidda dekadda Berbera iyo saamiga cusub ee la sheegay in laga siiyey dalka Itoobiya.                       Heshiishkii...

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Maanso Ku Cabiray Siyaasadd Xumada Xukuumaadda

(SL.Post) Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir) oo kamid ah hal abuurka Somaliland, ayaa si adag uga hadlay siyaasadd xumada dalka ka taagan,waxaana uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img