Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Ramadaan: Shan Gu’ Oo Aan Toddoba Cisho Ka Soomay Iyo Sababta Keentay!

Waxan ahaa afar iyo toban jir dhigta fasalka siddeedaad ee dusgiga dhexe markii kowaad ee aan si buuxda u soomay faralka Ramadaanta. Halkii ayaan...

DAAWO Qaybta 1aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Akhristeyaasha ku xidhan Shabakadda Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka...

Daawo: Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Waxa ina soo gashay bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo ka mid ah rukunnada diinta Islaamka ee dadka muslimiinta ahi gutaan. Waxa la sugayey 11...

Madaxweynaha Somaliland Oo hambalyo u diray shacabka Somaliland Bisha Ramadaan Awgeed

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa la hadlay shacabka Somaliland, waxaanu ugu hambalyeeyey curashada bisha Barakaysan ee RAMADAAN oo uu ugu...

Guddoomiyaha KULMIYE oo ku Hambalyeeyey Shacabka curashada Bisha Ramadaan

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Hambalyada Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi ee bisha barakaysan ee Ramadaan https://www.youtube.com/watch?v=PvITkypNXEI&feature=youtu.be

Somaliland-Itoobiya: Colaaddii Isu Bedeshay Walaalnimada; Qalinka Mawlid Ali-dhure

“Waayadii hore soohdintayada Itoobiya badda ayay ku sinnayd, hase ahaatee kolkii ay weydey awood ku filan oo ay wax iskaga caabbido, xoogagga Kiristaanka ahina...

Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beelaha Ciidagale Iyo Dhulbahante Oo Wada Hadalo Uga Furmeen Magaalada Hargaysa

Kulan qado ah ayay maanta isugu yimaadeen Madax dhaqameedka iyo Odyaasha Labada Beelood ee Ciidagale iyo Dhulbahante . Qado-Sharaftan oo ka qabsoontay Riyaad Hotel...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img