Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Heshiis laga gaadhay Colaad ka taagnayd Bariga Ceerigaabo oo maanta La Soo Af Jaray

Heshiis laga gaadhay Colaad ka taagnayd Bariga Ceerigaabo oo maanta La Soo Af Jaray Heshiis laga gaadhay Colaad ka taagnayd Bariga Ceerigaabo oo maanta La Soo Af Jaray

SOMALILAND: Badheedhaha Maalgeshiga Aqoonyahan Qurbejoog ah oo si Tabaruc ah u hibeeyey Cilmi iyo Khibrad uu soo bartay (DAAWO)

Hibeynta 7 Buug oo ka hadlaya Cilmiga Baadhista iyo Soo-saarista Shidaalka Waa Xog-waraysi dhiirri-gelinaya Doorka Aqoonyahanka Qurbejoogga ah ee Cilmiga iyo Xirfadaha kala duwan soo...

Mashruuca Farmaajo iyo Cabdiraxman Caynte ee Fursad Fund oo Hargeysa lagu qabanayo iyo Bulshada oo ka kacdey shir-qoolka ku lammaan

Hargeysa (SLpost)- Bulshada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa  si weyn uga biyo diiday mashruuca lagu khalkhal galinayo amniga iyo xasiloonida Somaliland oo la wado in la...

Masuul ka tirsan xukuumadda Somaliland oo Suugaan miisaan culus ugu Jawaabay Madaxweynaha Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Cabdirisaaq Ismaaciil Maxamed (Kildhi) oo ah Agaasime waaxeed ka tirsan Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland, ayaa gabay uu ugu magac-daray DIGNIIN ugu jawaabay...

WARBIXIN: Aragtida Farmaajo ee Midnimada oo uu u daliishaday hadal Madaxweyne Cigaal ka soo xigtay iyo Mowqifkaq uu M.I Cigaal ka taagnaa Midnimo mar...

Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa sheegay in midnimada Soomaaliya muqaddas tahay isla markaana uu aaminsan yahay inay dib u soo noqonayso...

Madaxweyne Farmaajo oo natiijada wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ku micneeyey Dib-u-soocelinta Midnimadii Dhicisowday

Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa ujeeddada iyo natiijada laga filayo wada-hadallada u dhexeeya Somaliland iyo dalkiisa ku tilmaamay sidii dib loogu...

Kulan dhexmaray Gudoomiyaha Midowga Afrika & Masuul Dowladda Somaliland ah.

Addis Ababa (SLpost)- Dublamaasi u dhashay Jamhuuriyada Somaliland ayaa kulan kula yeeshay xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img