HomeKulan dhexmaray Gudoomiyaha Midowga Afrika & Masuul Dowladda Somaliland ah.

Kulan dhexmaray Gudoomiyaha Midowga Afrika & Masuul Dowladda Somaliland ah.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- Dublamaasi u dhashay Jamhuuriyada Somaliland ayaa kulan kula yeeshay xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika H.E. Moussa F. Mahamat oo ka socdo kal-fadhigii 29aad ee caadiga ee ururka.

Safiir Ayaanle Salaad Diiriye, oo ah safiir-xigeenka safaarada JSL ee Itoobiya ayaa sheegay inuu kulan isbarasho ah la yeeshay Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika Mr. Mahamat, isla markaana raaciyey inay kulamo dambe yeelan doonaan.

19598509_1502777069783796_3987172455841030486_n (1)Qoraal warbaahineed la xidhiidha kulanka oo u soo saaray safiir Ayaanle Salaad oo shabakada SomalilandSpan heshay ayaa lagu sheegay “Ku-xigeenka Safaarada JSL ee Itoobiya, safiir Ayaanle Salaad Diiriye sharaf iyo qiimo u tahay kulan dhexmaray Gudoomiyaha Cusub ee Midowga Afrika H.E. Moussa Faki Mahamat magaalada Addis Ababa.

“Kulanka oo ka dhacay xarunta Midowga Afrika, ayuu xilligan ka socdaa kal-fadhigii 29aad ee caadiga ahaa ee Midowga Afrika. Waxaana loo balamay kulamo dambe.

Safiir Ayaanle Salaad oo sheegay inuu kulamo dheeraad ah la yeeshay dublamaasiyiin kaloo ka socday wadamada Afrika ee ka qeybgelaya kalfadhiga Midowga Afrika, ayaan faahfaahintooda dib idiinka soo gudbin doonaa, insha alaah.

 

Kulanka dhexmaray Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika H.E. Moussa Faki Mahamat iyo safiir-xigeenka Safaarada JSL ee Itoobiya Safiir Ayaanle Salaad Diiriye ayaa wadadda u xaadhi doona xidhiidh wada shaqeyneed cusub oo dhexmara JSL iyo Midowga Afrika, iyo fursad si wanaagsan loogu fahmo xaqa madaxbanaanida jamhuuriyadda Somaliland.

Gudoomiyaha Midowga Afrika H.E. Moussa Faki Mahamat, oo hore u ahaan jiray Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Chad, ayaa xilkan kaga guulaystay dabayaaqadii sannadkii hore tartan ku dhexmaray Aamina Maxamed oo dalka Kenya ka socotay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories