HomeWARBIXIN: Aragtida Farmaajo ee Midnimada oo uu u daliishaday hadal Madaxweyne Cigaal...

WARBIXIN: Aragtida Farmaajo ee Midnimada oo uu u daliishaday hadal Madaxweyne Cigaal ka soo xigtay iyo Mowqifkaq uu M.I Cigaal ka taagnaa Midnimo mar kale Hirgasha (DAAWO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa sheegay in midnimada Soomaaliya muqaddas tahay isla markaana uu aaminsan yahay inay dib u soo noqonayso midnimadii fashilantay ee hore u dhexmaray Somaliland iyo Somaliya, isagoo aragtidiisa u daliishaday hadal uu sheegay inuu hore u yidhi Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

CIGAAL-FARMAJOMd Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasibad habeen hore lagu xusayay 1-da July oo ahayd maalintii ay midoobeen labadii dal ee Soomaaliya oo Talyaaniga ka qaadatay xornimada iyo Somaliland oo xornimada ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska, waxa uu sheegay in Md Cigaal hore u sheegay inaanay Soomaalidu kala maarmi karin isla markaana ay mar uun isku soo noqon doonto.

Haddaba, Telefishanka HCTV oo warbixin ka diyaariyey hadalka arrintan ku saabsan ee madaxweynaha Soomaaliya, waxa uu TV-gu soo qaatay khudbad uu Marxuum Cigaal ka jeediyey Golaha Baarlamaanka Somaliland sannadkii 1999-kii, taas uu Md Cigaal ku caddeeyey Mowqifka uu ka aaminsan yahay midnimo dambe oo dhexmarta Somaliland iyo Soomaaliya.

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO WARBIXINTA HCTV

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories