HomeWacdaraha Isu baxyada taageerayaasha KULMIYE ee Ceerigaabo iyo Maanta (DAAWO BILICDA...

Wacdaraha Isu baxyada taageerayaasha KULMIYE ee Ceerigaabo iyo Maanta (DAAWO BILICDA SAWIRRADA)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ceerigaabo (SLpost)- Kumanaan kamid ah taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa isu soo bax ballaadhan kaga qaybgalay maalinta lixaad ee ololaha xisbiga KULMIYE oo maanta ku beegan.

FB_IMG_1509960949350Taageerayaashan oo lulaya astaamaha xisbiga KULMIYE, qaybo kamid ah jidhkooda kamid ahna musoo xardhay astaanta calanka KULMIYE, ayaa fagaareyaasha kala duwan ee magaalada socod kusoo maray, waxana ay isugu soo biyo shubteen xarunta beerta Xorriyadda Nuura oo ay kala hadleen masuuliyiinta xisbiga iyo xukuumadda katirsani.

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne Md. Muuse Biixi Cabdi, xubno wasirro ah, xildhibaanno, guddida ololaha KULMIYE ee gobolka Sanaag iyo maamulka xisbiga iyo xukuumadda u qaabilsan gobolka, ayaa kala qaybgalay taageerayaasha isu soo baxooda, waxana loo jeediyey hadallo loogu mahadnaqay, isla markaana lagu bogaadiyey wacdaraha ay ku muujiyeen taageerada ay u hayaan KULMIYE

FB_IMG_1509960965078Xubno miisaan ku leh bulshada gobolka Sanaag oo ay kamid yihiin guddoomiyaha guddida ololaha KULMIYE ee gobolka iyo ku-xigeenkiisa Md. Xildhibaahim Ibraahim Carrale Ruush iyo Cali Baashe, wasiirrada wasaaradaha xannaanada Xoolaha iyo Gaashaandhigga Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Axmed Xaaji Daahir Cadami, wasiiru-dawlaha wasaaradda Ganacsiga Md. Maxamuud Warsame, xildhibaanno ay kamid yihiin Saleebaan Cawad Cige Bukhaari, Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan, Cali Barre, Carabayte, Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho Indho, madax-dhaqameed, salaadiin, siyaasiyiin iyo cuqaal, ayaa madasha hadallo kala duwan ka jeedisay, waxana ay ku dheeraadeen horumarka xukuumadda KULMIYE gaadhsiisay gobolka Sanaa goo ay ugu muhiimsan yihiin waddada Ceerigaabo iyo boqolaal mashruuc oo kale oo midho-dhal noqday.
Guddoomiyaha ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ugu dambayntii halkaas ka hadlay, ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadnaqay shacabka reer Ceerigaabo, waxana uu sharraxaad dheeri ah ka bixiyey muhiimadda ay leedahay wada-jirka wax wada qabsiga iyo isku xidhnaantu.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories