Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka George W Bush OO Eedeymo Culus U Jeediyey Donald Trump Iyo Nooca Ay Yahiin Eedeymahaasi
USA (SLpost):- Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush ayaa sheegay in Ameerika ay u baahan tahay jawaabo la xidhiidha baaxadda ay leeyihiin xidhiidhka u...
Ciidamada Ciraaq oo qabsaday buundada isku xidha qeybaha Mosul
Hargiesa(SLPOST) Sarkaal u hadlay Militariga dalka Ciraaq wuxuu sheegay inay daacish ka qabsadeen buundada wobiga Dalja ee Mosul. Ururka la baxay Khilaafada Islaamka ayaa hadda...
Sidee lagu daaweyn karaa xanuunnada cunta xumada?
hargiesa(SLPOST) Inta badan dhallinyarada ay haysato dhibaatada wax cunista waxay sheegayaan in dhaqaatiirta aysan garaneyn sida looga caawiyo arrintaasi. Waxaa arrintaasi lagu sheegay cilmi baaris...
Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Oo Ka Hadley Ku Dhawaad 100 Magaalo Qadaami Ah Oo La Helay Somaliland + [Muuqaal]
Hargeysa (SLPOST):- Wasiirka wasaarada dhaqanka iyo dalxiiska muddane Khadar Xaaji Yuusuf ayaa waxaa uu ka hadley ku dhawaad 100 magaalo oo qadaami ah oo laga...
DAL MUSLIM AH OO HAWADA DALKIISA U DIIDAY INAY DUL MARTO DIYAARAD UU SAARNA RA’ISAL WASAARAHA ISREAL+[WAA DALKEE]
Indonesia (Ilays-News):- Dawladda waddanka Indonesia ayaa ka hadashay tallaabo ay qaadday Usbuucii hore kadib markii diyaarad uu saarnaa Ra’isul Wasaaraha Maamulka Yahuuda Benjamin Netanyahu...
Mareykanka Oo Ku Dhawaaqey In Uu Balaadhin Doono Hawl Galada Uu Ka Wado Mid Ka Mid Ah Dalalka Soomalida + [waa dalkee]
USA (SLPOST):- Xukuumada Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in la ballaadhinayo howl galadamilateri ee ay ka wado dalka Soomaaliya , hawl galadaas oo ka dhan...
DAAWO: Barnamijka dhabka hadal oo lagag hadlay saldhiga milatari ee dawlada Emirate-ku ka dhisanayso magaalada Berbera.
warkan oo faahsan halkan ka daawo https://www.youtube.com/watch?v=YFqZ2cvRqlQ&feature=youtu.be
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

